Taariikh Nololeedka Musharaxa Da,da Yar Ee Cali Jaamac Caraale
Cali jamaca Carale wuxu ku dhashay magalada Berbera sanadki 1979.wuxu ka bilaabay waxbarashadiisi Dugsigi hoose e hablaha e loo yaqaney cajab sanadki 1987.Burburki dawladi Somalia kadib Cali Jamac wuxu waxbarasho ka bilaabay 1991 ...
Friday, April 1, 2016
Maxaa La Gudboon Musharax Jamaal Cali Xuseen?Qalinkii Dr Yasin Osman Sa,ed
Markaa keenay khilaafka Faysal Cali Xuseen iyo Jamaal Cali Xuseen?
Su aashan jawaabteedu waa laba arrin oo is huwan kuwaas ay kala wadaan laba gudoomiye ee Muse Biixi iyo Faysal Cali waraabe.
1. Faysal Cali Xuseen wuxuu aaminsan...