-
Dasaarad Lagu Soo Bandhigay Halista Caafimaad Ee Cabitaanka Sharaabka Soodhaha Leh!
“Daraasado Caafimaad Oo Xaqiijiyey In Cabbitaanka Sharaabka Soodhaha Leh Oo La Badsadaa In Ay 61 Kor Uqaado Khatarta Ah In Qofka Ku Dhacaan Xanuunnada Aan Dawada Lahayn Ee Ku Dhaca Kelyaha”
Sharaabka Soodhaha leh waxa uu u ...
Monday, January 3, 2022
-
Daawo Muuqaalka”Barnaamijka Isla Xisaabtanka Dadwaynaha Berbera Iyo Masuuliyiinta Dawladda Hoose Ee Miisaaniyadda 2021.
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Barnaamijka Isla Xisaabtanka Dadwaynaaha Berbera Iyo Masuuliyiinta Dawladda Hoose Ee Miisaaniyadda 2021.
https://youtu.be/KDjUrH2B7jk
...
Friday, December 31, 2021
-
Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Marsada Berbera Kusoo Dhaweeyay Michael Rupin Oo Ah Qoraa Taageera Qadiyada Madax Banaanida Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa saaka booqday magaalo marseeda Berbera Michael Rupin iyo gabadh yar uu dhalay Mr. Rupin waa aqoon yahan wax ka qora arimaha siyaasada caalamka, waana bare Jaamacadeed, sidoo kale waxa uu la taliye ...
Tuesday, December 28, 2021
-
Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Toobabar Mudo 6 Bilood Socday Usoo Xidhay Shaqaale Kamida Kuwa Dekeda Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Guud ee Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi ayaa Toobabar dhinaca Xirfada shaqada ah Usoo Xidhay Qeybo kamida shaqaalaha Haayada ee Dekeda berbera Toobabarkani oo socday mudo 6...
Monday, December 27, 2021
-
Marxuum Saalim Cubeed Saalim Oo Kamid Ahaa Odayaasha Qadiimiga Ah Ee Carbeed Oo Berbera Ku Geeriyooday Laguna Aasay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Marxuum Saalim Cubeed Saalim Oo Kamid Ahaa Odayaasha Qadiimiga Ah Ee Carbeed Oo Berbera Ku Geeriyooday Laguna Aasay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WFzFI_sMX6Y
...
Sunday, December 26, 2021
-
Garyaqaan Dr Maxamud Ducaale Saleebaan Talaabo Iyo Dad Kaloo Muxsiniina Oo Mag 20 Milyan SL Shilin Ah Ka Bixiyay Nin Oromo Ah Oo Xabsiga Berbera Ugu Xidhnaa”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Garyaqaan Dr Maxamud Ducaale Saleebaan Talaabo Iyo Dad Kaloo Muxsiniina Oo Mag 20 Milyan SL Shilin Ah Ka Bixiyay Nin Oromo Ah Oo Xabsiga Berbera Ugu Xidhnaa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qHj...
Wednesday, December 22, 2021
-
Xildhibaan Guurtida Kamida Oo Ka Dayriyay Kor Ukaca Miciishada Wasiirka Ganacsigana Ku Eedeeyay Inuu La Safan Yahay Ganacstada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Dayib Oo Katirsan mudanayaasha Golaha guurtida somaliland ayaa ka hadlay kor ukaca Miciishada iyo sida ganacsatadu ugu heshiiyeen shacabka taasi Oo halis ku ah danyarta reer somaliland.
...
Tuesday, December 21, 2021
-
Ururada Geelayaasha Xamaalinta Dekedaha Berbera Iyo Masuuliyiintooda Oo Raali Galin Ka Siiyay Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Eedo Loo Jeediyay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Ururada Geelayaasha Xamaalinta Dekedaha Berbera Iyo Masuuliyiintooda Oo Raali Galin Ka Siiyay Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Eedo Loo Jeediyay"Daawo Muuqaal
https://www.youtube.com/watch...
Monday, December 20, 2021
-
Garoonka Kubada Cagta Berbera Ee Cabdalle Stadium Oo 23 Bishan Uu Ka Furmi Doona Koobka Horyaalada Somaliland Iyo 12 Kooxod Oo Ka Qeyb Galaya Tartanka”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Garoonka Kubada Cagta Berbera Ee Cabdalle Stadium Oo 23 Bishan Uu Ka Furmi Doona Koobka Horyaalada Somaliland Iyo 12 Kooxod Oo Ka Qeyb Galaya Tartanka"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://www.yo...
Sunday, December 19, 2021
-
“Xukumada Waxa Looga Fadhiyaa Inay Furto Ururada Siyaasada Kalkoodiina Waa La Joogaa”Madaxweynayaashii Horeba Waa Loo Kordhin Jiray Muuse Kuwaas Ayuu Lamid Yahay Wax Diidayaana Ma Jirto”Garyaqaan Maxamud Ducaale Saleebaan Talaabo”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-"Xukumada Waxa Looga Fadhiyaa Inay Furto Ururada Siyaasada Kalkoodiina Waa La Joogaa"Madaxweynayaashii Horeba Waa Loo Kordhin Jiray Muuse Kuwaas Ayuu Lamid Yahay Wax Diidayaana Ma Jirto"Garyaqaan Maxamud ...
Sunday, December 19, 2021
« Previous Page — Next Page »