-
“Farmaaajo Waxa Uu Caqabad Ku Yahay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Kiiska Ikraan Tahliil ” Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-“Farmaaajo Waxa Uu Caqabad Ku Yahay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Kiiska Ikraan Tahliil ” Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/y0Xj-CAy1SA
...
Wednesday, September 8, 2021
-
Markab 3 Bilood Ka Hor Badeecad Dubai Lagaga Soo Rararay Khilaaf Awgii Dib Ugala Noqoday Haabada Dekeda Berbera Oo Soo Laabatay
Berbera(Berberatoday.com)-Mv Sea Trader ah oo ah Markab Ù rarnaa qaar kamida Gacansatada Kale Duwan Ee Somaliland Oo Bishii Jully 2021 Badeecadii uu siday kala noqday Haabada Dekadda Magaalada Berbera ayaa Maanta Shixnadii Gana...
Wednesday, September 8, 2021
-
Ciidamada Socdaalka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Ajnabi Ah Oo Ku Hawlanaa Daabacada Lacago Foojari Ah”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Socdaalka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Ajnabi Ah Oo Ku Hawlanaa Daabacada Lacago Foojari Ah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7REok4NdUpA
&nbs...
Wednesday, September 8, 2021
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Beeraha Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Beeraha Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/umZyo9nfh-8
Berberato...
Wednesday, September 8, 2021
-
Gudoomiye Faysal Oo Ka Hadlay Arimaha Halista Ah Ee Ka Jira Muqdisho Iyo Sida Ay Ugu Mashquuleen Somaliland. L
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysa cali waraabe ayaa ka hadlay dilka gabadh katirsanayd sirdoonka somaliya iyo arimo badan oo ka socda muqdisho iyo somaliya halka ay dadka madaxda ahi ku mashquulsan yihi...
Wednesday, September 8, 2021
-
Daawo Muuqaalka”Maayar Cabdishukur Cidin Oo Su,aal Diini Ah Waydiiyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Maayar Cabdishukur Cidin Oo Su,aal Diini Ah Waydiiyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay
https://youtu.be/k4L-giiUU7Y
&nb...
Wednesday, September 8, 2021
-
Saamaynta Isku-shaandheynta Madaxweyne Biixi Ku Sameeyey Golihiisa Wasiiradu ay Ku Yeelatay Maamulka Wasaaradaha Dawladda W/Q Cabdalla Ismaaciil Yaasin Baallo
QORE: CABDALLA ISMACIL YASSIN (BAALO)
HORDHAC
Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu soo saaray 02.09.2021 Wareegto Madaxweyne oo uu wax kaga bedelay Xubnihiisa Golaha Wasiirada JSL iyo Hayadaha Madaxa banaan,...
Wednesday, September 8, 2021
-
Siyaasi Cali Guray Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Codadkii Ay Kala Heleen Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye Doorashadii Madaxtooyada 2017 Iyo Tii Golaha Wakiilada Ee 2021+Midka Hoos Udhac Ku Yimid!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf cali guray oo kamid siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka faalooda xaaladaha geeska iyo Somaliland ayaa isbarbar dhig kusameeyay xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye iyo codadkii a...
Wednesday, September 8, 2021
-
Shirkada Caymiska Ee Horn Of Africa Insurence Oo Kulan Isxogwareysiya Berbera Kula Yeelatay Wadayaasha Gaadiidka Waaweyn Ee Xamuulka Ah”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkada Caymiska Ee Horn Of Africa Insurence Oo Kulan Isxogwareysiya Berbera Kula Yeelatay Wadayaasha Gaadiidka Waaweyn Ee Xamuulka Ah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EeRKlCgp84k
...
Tuesday, September 7, 2021
-
Akhriso”Todoba Arimood Ay Muhiim Tahay Inay Joogteeyaan Dadka La Nool Xanuunka Macaanka(Sonkorta)
Nolol wanaag & dadka qaba sonkorowga:
Marka uu qofku la nool yahay sonkoroow, waxa uu cuno iyo inta uu jimicsado ayaa ah arin farqi ku sameyn karta heerka caafimaad. Sidaa darteed waa muhiim in loo fara dhuubnaado cunnada ...
Tuesday, September 7, 2021
« Previous Page — Next Page »