Ciyaaro
-
Philippe Coutinho Oo Heshiis Shaqsiya La Galay Kooxda Arsenal
London(Berberatoday.com)-Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis shaqsi ah la gaartay Philippe Coutinho, taasoo ka dhigeysa inuu u dhaqaaqayo garoonka Emirates xagaagan.
Xiddiga xulka qaranka Brazil ay...
Sunday, August 9, 2020
-
Aubameyang Oo Ku Guuleystay Xiddiga Xilli Ciyaareedka Ugu Fiicanaa Kooxda Arsenal
London(Berberatoday.com)-Pierre-Emerick Aubameyang ayaa ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka ugu fiicanaa xilli ciyaareedka Kooxda Arsenal, waxaana uu helay 74% codadkii la dhiibtay, isagoo abaal-marinta ku gara...
Saturday, August 8, 2020
-
Kooxaha Real Iyo Juventus Oo Laga Cidhib-tiray Champion League
Manchester City ayaa u soo baxday siddeed dhamaadka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kadib markii ay tartankan ka cidhibtirtay kooxda ugu taariikhda wayn UCL ee Real Madrid.
Manchester City ayaa awooday in ay...
Saturday, August 8, 2020
-
Arsenal Oo Markii 14aad Ku Guuleysatay Koobka FA Cup-ka Kaddib Markii Ay Guul Ka Gaadhay Kooxda Chelsea
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa ugu dambeyntii ku guuleysatay koobka FA Cup-ka markeedii 14-aad ee taariikhda, kaddib markii ay guul kaga gaartay Kooxda Chelsea 2-1, kulan aad u xiiso badan ay ku wada ciyaareen garoonka caal...
Sunday, August 2, 2020
-
Chelsea Oo Usoo Baxday Kama Danbaysta Koobka FA Cupka Kadib Markii Ay Karbaashay Man Unated
London(Berberatoday.com)-Kooxda reer London ee Chelsea ayaa Arsenal balan kaga sameysatay Final-ka tartanka FA Cup-ka kaddib markii ay guul kaga gaartay naadiga Manchester United 1-3, kulankii wareega afar dhamaadka ay ku wada ciy...
Sunday, July 19, 2020
-
Arsenal Oo Iska Xaadirisay Finalka Tartanka Koobka FA Cup-ka Kadib Guul Ay Ka Gaadhay Man City”Daawo Muuqal
London(Berberatoday.com)-Kooxda reer London ee Arsenal ayaa iska xaadirisay Final-ka tartanka FA Cup-ka kaddib markii ay guul ka gaadhay Manchester City, kulan labo jeer uu shabaqa soo taabtay Aubameyang.
Kooxda kubadda cagta A...
Sunday, July 19, 2020
-
Ciyaaryahanka Mascuud Ozil Oo Soomaaliya Ugu Deeqay Raashin Af-fur Ah
Ankara(Berberatoday.com)-Laacibkan ayaa kafaale qaaday afurinta 16,000 oo qof bisha Ramadaan, kuwaas oo ka kooban 2,000 qoys oo Suuriyaan iyo Turkish ah. Dhanka kale Mascuud Ozil ayaa 90,000 oo raashin Af-fur ah ugu deeqay Soomaal...
Sunday, May 3, 2020
-
Liverpool Oo Laga Reebay Koobka Kooxaha Yurub
Liverpool(Berberatoday.com)-Kooxda Atletico Madrid ayaa iska xaadirasay wareega siddeed dhamaadka UEFA Champions League, kaddib markii ay cel celis ahaa labadii lugood ay ku wada ciyaareen Liverpool wareega 16-ka ay kaga soo gudub...
Thursday, March 12, 2020
-
Arsenal Oo Garoonkeeda Guul Muhiim Ah Kaga Gaadhay Everton
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Everton garoonkeeda Emirates, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League.
Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala mara...
Monday, February 24, 2020
-
Real Madrid Oo Guul Cajiib Ah Ka Gaadhay Dhigeedda Atletico Madrid
Madrid(Berberatoday.com)-Real Madrid ayaa guul dirqi ah kaga gaadhay kooxda Atletico Madrid garoonka Santiago Bernabeu, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga ee dalka Spain.
Qeybta hore ee ciya...
Sunday, February 2, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|