|
Warar
-
“Faysal iyo Ciro Finland Bay Ka Yimaadeene Finland Hayskaga Noqdaan”Siyaasi Jaamac Shabeel”Daawo Muuqaal
"Faysal iyo Ciro Finland Bay Ka Yimaadeene Finland Hayskaga Noqdaan"Siyaasi Jaamac Shabeel"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/-tJlk7Y3kWk
Berberatoday.com...
Sunday, October 2, 2022
-
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Mudo Xileedka Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka Caasimada Hargaysa Ayaa Ka Dareen Celiyay Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Mudo Xileedka Xukuumada Madaxwayne Biixi oo goaha guurtidu ukordhiyeen mudo laba sano ah, halka ay iyagu isku kordhiyeen m...
Sunday, October 2, 2022
-
“Muuse Biixi Ta Uu Kusoo Wado Somaliland, Dhagaha Ayaydin Faraha Galin,Inta Uu Noolyahay Inuu Kursiga Fadhiyo Ayuu Damacsanyahay”Siyaasi Cali Guray”Daawo Muuqaal
“Muuse Biixi Ta Uu Kusoo Wado Somaliland, Dhagaha Ayaydin Faraha Galin,Inta Uu Noolyahay Inuu Kursiga Fadhiyo Ayuu Damacsanyahay”Siyaasi Cali Guray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/snGS-dqZsao
...
Sunday, October 2, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay In Ciidankii Cirka Somaliland La Dhisayo Dhawaan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay In Ciidankii Cirka Somaliland La Dhisayo Dhawaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/aIiiMD11YQ0
...
Saturday, October 1, 2022
-
“Mudo Kordhinta Madaxweynaha Xeer Dastuuriya Ayaa Jideeyay Dalkana Waxa Aanu Ka Baajin Dawlad La,aan, Dan Aan Golahaas Ku Qabaa Ma Jirto Mid Igaga Lunta Mooyaane Oo Geelaygii Baa Jiilaladaa Igaga Cararay”Oday Xaaji Cabdi Waraabe Oo Katirsan Golaha Guurtida”Daawo Muuqaal
"Mudo Kordhinta Madaxweynaha Xeer Dastuuriya Ayaa Jideeyay Dalkana Waxa Aanu Ka Baajin Dawlad La,aan, Dan Aan Golahaas Ku Qabaa Ma Jirto Mid Igaga Lunta Mooyaane Oo Geelaygii Baa Jiilaladaa Igaga Cararay"Oday Xaaji Cabdi Waraabe O...
Saturday, October 1, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qaybgalay Sannad-guurada 27-aad Ee Kasoo Wareegtay Aas-aaska Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka Ilaalada x...
Saturday, October 1, 2022
-
Xildhibaan Golaha Wakiilada Katirsan Oo Sheegay Inay Iyaguna Mudo Kordhintooda Samaysan Doonaan Marka Wakhtigu Ka Dhamaado”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Golaha Wakiilada Katirsan Oo Sheegay Inay Iyaguna Mudo Kordhintooda Samaysan Doonaan Marka Wakhtigu Ka Dhamaado"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/v3_80d5-2Fc
&...
Saturday, October 1, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khubad Uu Maanta Jeediyay Uquus Gooyey Xisbiyada Mucaaradka”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khubad Uu Maanta Jeediyay Uquus Gooyey Xisbiyada Mucaaradka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ZxXov8Ccfig
...
Saturday, October 1, 2022
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Doodaha Siyaasiga Ah Ee Dalka Ka Taagan Iyo Jidka Loo Marayo Doorashooyinka Shinkoodu Taagan Yahay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay muranka ka taagan qabsoomidda doorashooyinka dalka ka qorshaysan, waxana uu soo jeediyey in dhammaanba doorashooyinkaas l...
Saturday, October 1, 2022
-
“Aakhira Lay Raaci Maayo Hadii Muddo Kordhintaa Dhibaato Katimaado…” Xildhibaan Cumar Nuur Xasan Oo Noqday Xildhibaanka Kaliya Diiday Labada Mudo Kordhinood”Daawo Muuqaal
“Aakhira Lay Raaci Maayo Hadii Muddo Kordhintaa Dhibaato Katimaado...” Xildhibaan Cumar Nuur Xasan Oo Noqday Xildhibaanka Kaliya Diiday Labada Mudo Kordhinood"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/OEixAb_Gyu8
...
Saturday, October 1, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|