Al-shabaab Oo Dib Uqabsatey Deegaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Somaliya
Beledweyne(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, ayaa sheegay in xarakada Al-Shabaab ay dib u qabsadeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi oo dhawaantan laga saaray.
Deegaannada ay dib ula ware...