-
“Maalintii Dhaweyd Ee Xabaalaha Laygu Tuurtuuray Waxan Ka Faa,iiday Intii Ituurtuurtay In Kabadan Oo Wadaniyad Igu Hambalyeynaysa”Wasiir Siciid Sulub”Daawo Muuqal
"Maalintii Dhaweyd Ee Xabaalaha Laygu Tuurtuuray Waxan Ka Faa,iiday Intii Ituurtuurtay In Kabadan Oo Wadaniyad Igu Hambalyeynaysa"Wasiir Siciid Sulub"Daawo Muuqal
https://youtu.be/uK7ZfEcbC20
&n...
Monday, September 26, 2022
-
Garyaqaankii Hore Ee Golaha Wakiilada Somaliland Hadana Ah Xildhibaan Guurtiya Oo Sheegay In Golohoodu Sife Sharciya Kusoo Celiyay Xeerka Muranka Dhaliyay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaankii Hore Ee Golaha Wakiilada Somaliland Hadana Ah Xildhibaan Guurtiya Oo Sheegay In Golohoodu Sife Sharciya Kusoo Celiyay Xeerka Muranka Dhaliyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Bh-q...
Monday, September 26, 2022
-
“Xoghayaha Golaha Wakiilada Ayaa Kartoonka Ku Siday Xeerka Oo Meesha Dhigay,Golaha Guurtiduna May Kusoo Ridin Kartoon”Xildhibaan Dayib Xasan Boobe”Daawo Muuqaal
"Ciddii Kartoonka Meesha Dhigtay Ha La Waydiiyo, Golaha Guurtidu Xeerka Kartoon Ugummuu Gaynin Wakiilladda"
Xildhibaan Dayib Xasan Boobe Mudane Ka Tirsan Golaha Guurtida.
https://youtu.be/TKZe3aEyxIs
...
Monday, September 26, 2022
-
Akhriso Qoraalka Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan uu dib ugu soo celiyay Xeer14 iyo Xeer91.
Akhriso qoraalka Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan uu dib ugu soo celiyay Xeer14 iyo Xeer91.
Berberatoday.com...
Monday, September 26, 2022
-
Alle Ha Unaxariisto Caalimkii Weynaa Ee Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi Oo Geeriyooday
Allah ha u naxariistee waxa hadda geeriyooday Caalimkii weynaa ee Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi, sida ay baahisay Warbaahinta Aljazeera.
Sheekha ayaa ka mid ahaa culimadii ugu saamaynta badnayd Caalamka Islaamka isaga oo qoray ...
Monday, September 26, 2022
-
Golaha Guurtida Oo Golaha Wakiilada Kusoo Celiyay Xeerkii Guud Ee Doorashada Iyo Xeerkii Furista Ururada Ee Loo Gudbiyay Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha guurtida Somaliland ayaa hadda ku celiyay golaha wakiilada labada xeer ee kala ah 1-Xeerka guud ee Doorashooyinka Qaranka 2-Xeerka furista ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka.
Sababta ay Gol...
Monday, September 26, 2022
-
Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Xanuun Xumad Ah Ee Dalka Kusoo Kordhay Iyo Xogaha Ay Ka Bixiyeen!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafmaadka iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa ka hadlay xanuunxumad ah oo mudooyinkii udanbeeyay usoo badanaya bulshada reer Somaliland halka warar qaarna ay sheegeen in ay...
Monday, September 26, 2022
-
Ciidamada Booliska Degmada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal Tiro Badan Oo Itoobiyaan Ah.
Wajaale(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska magaalo xuduudeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa gacanta ku dhigay tariibayaal tiro badan oo itoobiyaan kuwaasi oo kooxo magafayaal ahi kasii dhex gudbinayeen Somaliland iyagoo t...
Monday, September 26, 2022
-
Aasaasihii Dugsiga Abaarso Iyo Jaamacadda Barwaaqo Ee Hargeysa Oo Qaatay Diinta Islaamka”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Johanathan Starr, aasaasihii Dugsiga Abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo ee Hargeysa ayaa qaatay Diinta Islaamka, waxana Shahaadada loogu qabtay Masjid.
Dadkii Masjidka ku sugnaa ayaa markii Ashahaada loo...
Monday, September 26, 2022
-
Hantidhawaraha Guud Ee Qaranka Oo Shacabka Somaliland Ku Wargaliyay Inaanay Bixin Lacag Aan Sharaci Aheyn Aan Juwan Dawladeed Ku Go,in Cidii Laga Qaadayna Lasoo Xidhiidho
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hantidhawaraha Guud Ee Qaranka Oo Shacabka Somaliland Ku Wargaliyay Inaanay Bixin Lacag Aan Sharaci Aheyn Aan Juwan Dawladeed Ku Go,in Cidii Laga Qaadayna Lasoo Xidhiidho
 ...
Monday, September 26, 2022
« Previous Page — Next Page »