-
Xukumada Somaliland Oo Xayiraad Shaqo Joojina Kusoo Rogtay Tv-ga Madaxa Banaan Ee Codka Bariga Afrika CBA
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xayiraad duldhigtay TV-ga codka bariga Afrika CBA oo xaruntiisa guud tahay Hargeysa.
Weli sababta ay u xayirtay Xukuumaddu ma sheegin.
Xayiraada muuq baahiya...
Wednesday, September 7, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Safar Ugu Baxo Gobolada Galbeedka Maalinta Sabtida”Daawo Xubin Katirsan Golaha Deegaanka Gabilay Oo Faahfaahin Ka Bixiyay”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Safar Ugu Baxo Gobolada Galbeedka Maalinta Sabtida"Daawo Xubin Katirsan Golaha Deegaanka Gabilay Oo Faahfaahin Ka Bixiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/dusXNovEdDQ
...
Wednesday, September 7, 2022
-
“Markaad Sadex Xisbi Soo Saartaan Ayaa Madaxweynaha La Dooranayaa” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Fariintaas Usheegay Xubnaha Gudida Doorashooyink Ee Maanta La Dhaariyay
"Markaad Sadex Xisbi Soo Saartaan Ayaa Madaxweynaha La Dooranayaa"
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Fariintaas Usheegay Xubnaha Gudida Doorashooyink Ee Maanta La Dhaariyay
Berberato...
Wednesday, September 7, 2022
-
Daawo Muuqaalka Qaabkii Loo Dhaariyay 3-dii Xubnood Ee Ka Dhinaa komishanka Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka Qaabkii Loo Dhaariyay 3-dii Xubnood Ee Ka Dhinaa komishanka Doorashooyinka Qaranka
https://youtu.be/F_Zfq7ndxRE
Berberato...
Wednesday, September 7, 2022
-
Sadexdii Xubnood Ee Gudida Doorashooyinka Ka Dhinaa Oo La Dhaariyay Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dardaaran Qabsoomida Doorashada Ururada Ah Siiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa dardaaran dhaxalgal ah siiyey xubnaha cusub ee komishanka doorashooyinka qaranka ee dhawaan kasoo gudbay ansixinta golaha...
Wednesday, September 7, 2022
-
Dalalka Soo Saara Shidaalka Ugu Badan Dunida Oo Heshiis Cusub Gaadhay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Dalalka Soo Saara Shidaalka Ugu Badan Dunida Oo Heshiis Cusub Gaadhay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/anPf3gN0__s
Berberatoday.com...
Wednesday, September 7, 2022
-
Qarax Dhaliyey Khasaare Nafeed Oo Ka Dhacay Baraawe Somaliya
Baraawe(Berberatoday.com)-Ugu yaraan laba qof, ayaa ku dhintay sagaal kalena way ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay magaalada Baraawe ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed.
Dadka degaanka, ayaa sheegay in qaraxu uu ka dhash...
Wednesday, September 7, 2022
-
Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi Oo Booqday Maxkamadda Sare Ee Somaliland Muxaadarana Ujeediyay Garsoorayaasha Maxkamadaha Hoose Ee Gobolka Maroodi-jeex.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen qaar kamid ah Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Maxkamadda Sare iyo Maxkamadaha Hoose ee Gobolka Maroodi-...
Wednesday, September 7, 2022
-
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Olole Dhir Beeris Ah Kaasi Oo Loogu Magac Daray Qalin Jabi Oo Geed Beer”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Olole Dhir Beeris ah Kaasi oo loogu magac daray qalin jabi oo geed beer Iyo Maayarka Mooge Oo Ka Hadlay!
...
Wednesday, September 7, 2022
-
Dhamaystirka Gudida Doorashooyinka Qaranku Xal Ma Unoqon Karaa Khilaafka Doorashada Somaliland”Warbixin Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhamaystirka Gudida Doorashooyinka Qaranku Xal Ma Unoqon Karaa Khilaafka Doorashada Somaliland"Warbixin Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kK49rukr_io
...
Wednesday, September 7, 2022
« Previous Page — Next Page »