-
“Inaga Dhibta Ina Haysataa Waxaa Weeyi, Aqalka Madaxtooyada Oo Kaliya Ayay Taladii Ku Urursan Tahay”Garyaqaan Guleed Dafac.
“Dhibta Somaliland Ka Jirtaa Waxaa La Yidhaahdaa Mudo Korodhsi, Waxa Kale Oo Dhami Hareeraha Ayay Ka Xigaa”Gar Guled Dafac.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan guuleed Dafac ayaa ka hadlay Sobobta somaliland uga koriwayd...
Wednesday, August 24, 2022
-
Masuuliyiinta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Gobolka Saaxil Oo Xoolihii Uqaadilahaa Kala Badh Ka Joojiyay Markab Dalka Cumaan Kusii Jeeda Iyo Sababtoo Ay Sheegen
Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Gobolka Saaxil Oo Xoolihii Uqaadilahaa Kala Badh Ka Joojiyay Markab Dalka Cumaan Kusii Jeeda Iyo Sababtoo Ay Sheegen
https://youtu.be/elv0oKS0fhw
&...
Tuesday, August 23, 2022
-
Gudi Dhexdhexaadin Ka Dhexwaday Xaglatoosiye Iyo Cabdirisaaq Ataash Oo Sheegay In Arinkaasi Dhinaca Ataash Ka Fashilmay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudi Dhexdhexaadin Ka Dhexwaday Xaglatoosiye Iyo Cabdirisaaq Ataash Oo Sheegay In Arinkaasi Dhinaca Ataash Ka Fashilmay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XY6V2gv8eTo
&nbs...
Tuesday, August 23, 2022
-
Muqdisho: Dhibaatada Maandooriyaha Iyo Hadalheyntii Qabsatay TikTok
Muqdisho(Berberatoday.com)-Booliska Soomaaliya ayaa mar kale ka hadlay dhibaatada sii xoogaysanaysa ee uu maandooriyaha ku hayo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, halkaasoo dhallinyaro iyo dad da’ dhexaad ahba ay ku isticm...
Tuesday, August 23, 2022
-
Saraakiil Ciiddan Itoobiyan Ah Oo Socdaal Kutagay Garoowe Iyo Madxda Putland Oo Kulan La Qaatay
Garoowe(Berberatoday.com)-Saraakiil ciiddan oo ka socda wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Itoobiya, ayaa gaadhay magaalada Garoowe si ay Puntland uga wadahadlaan iskaashiga dhanka amniga.
Qunsulka Itoobiya u fadhiya Puntland...
Tuesday, August 23, 2022
-
“Dalkan Cirradu Nagaga Soo Baxday Uma Ogogolin In Nabaddiisa Lagu Ciyaaro.”Wasiir Mujaahid Maxamed Kaahin”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in Somaliland quruxda ay leedahay ee ay dheer tahay dalal badan oo ka tirsan Afrika in ...
Tuesday, August 23, 2022
-
Iran Iyo Imaaraadka Oo Dib Usoo Celinaya Xidhiidhkoodii
Dubia(Berberatoday.com)-Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Iran, ayaa haatan qorshaynaya inay dib u soo celiyaan xidhiidhkoodii diblomaasiyadeed muddo haatan ku siman lix sannadood oo uu xumaa xidhiidhka u dhexeeya labadan dal.
...
Tuesday, August 23, 2022
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeedhay Haayadaha Caalamiga Ah Ee Dalka Ka Hawlgala
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka JSL ayaa maanta shir muhiim ah laqaadatay hay’addaha kashaqeeya arrimmaha dadka Barakacayaasha ah iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa.
Shirk...
Tuesday, August 23, 2022
-
“Maayar Cabdikariim, Khilaafka Siyaasadda In Uu ka Dhawrsado Oo Aanu Si Cad Uga Dhex Muuqanin, Waxa Ku Jirta Dantiisa Iyo Danta Bulshada”Cali Guray. “
“Gudoomiyaha Golaha Degaanka Caasimadda, Cabdikariim Axmed Mooge anigu waan la haystaa. Hawshii bulshadu u igmatay wuu hayaa dadaalna kuma yara Ilaahay ha ku gargaaro eh.
khilaafka Siyaasadda In Uu ka Dhawrsado Oo Aanu Si...
Tuesday, August 23, 2022
-
Raila Odinga Oo Dacwad Ugudbiyey Maxkamadda Sare Ee Kenya
Raila Odinga Oo Dacwad Ugudbiyey Maxkamadda Sare Ee Kenya
https://youtu.be/tNOgzSR8oVQ
Berberatoday.com...
Monday, August 22, 2022
« Previous Page — Next Page »