-
Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Sameeyay Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Marxuum Kamid Ahaa Oo Shaqo Dekeda Dhexdeeda Ku Geeriyooday Oo Magtiisa Ay Diiday Shirkada DP World
Berbera(Berberatoday.com)-Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera ayaa Caawa Mudaharaad Ka Sameeyay Kadinka Hore Ee Dekeda Laga Galo. Sababta Mudaharaadka Ayaa La Xidhiidha Marxuum Kamida Ahaa Xamaaliinta Oo Geeriyooday W...
Thursday, April 14, 2022
-
Dhagaysiga Dacwada Madaxwaynihii Hore Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Dib Loo Dhigay Iyo Sobobta!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dhagaysiga dacwadda Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib loo dhigay kadib markii tarjumaankiisu uu maxkamadda iman waayay.
Dhagaysiga dacwadda Madaxweynihii hore...
Thursday, April 14, 2022
-
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaal Tiro Badan Oo Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay. H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka suxuiyiinta Somaliland ee solja ayaa canbaareeyay xadhiga wariyayaal tiro badan oo xukuumadu galabta xidh xidhay xili ay ku gudo jireen shaqo maalmeedkoodii caadiga ahaa.
Dhanka kale xisbiga wa...
Thursday, April 14, 2022
-
Muhaajiriinta Iska Dhiiba Dalka Uk Oo Hadda Kadib La Gayn Doono Dalka Rwanda Iyo Sababta
London(Berberatoday.com)-Qofkii immika kadib Ingiriiska iska dhiiba RWANDA ayaa la geynayaa xerooyin laga dhisay halkaas ayaad foomka kasoo xareeysan
https://youtu.be/9aYpjGmyMJ4
&nb...
Thursday, April 14, 2022
-
Xildhibaanada Labada Aqal Ee Dawlada Xamar Oo La Dhaariyay Iyagoo Kala Dhiman”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Labada Aqal Ee Dawlada Xamar Oo La Dhaariyay Iyagoo Kala Dhiman"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Dc1uCSJXues
Berberatoday.com...
Thursday, April 14, 2022
-
Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Madaxa Banaan oo War ka Soo Saartay Dhacdadii Shalay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Madaxa Banaan oo War ka Soo Saartay Dhacdadii Shalay
https://youtu.be/dunOYaDTCcc
Berberatoday.com...
Thursday, April 14, 2022
-
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Dhacdadii Jeelka Hargaysa Iyo Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Suxufiyiin Tiro Badan.
“Madaxwaynuhu Cid Kasta Oo Uu Colaystaa Haday Colaysto, Anigu La Yaabi Maayo, Iligna Waxan Qabaa In Laga Gardaran Yahay”Siyaasi Cali Guray.
AFKU WUXU LA XOOG YAHAY…,
Inta Aan Ogahay May Jirin dhabaato wayn oo ka dhacda...
Thursday, April 14, 2022
-
Markab Shiidaal Naafto Ah Sida Oo Haabada Dekeda Berbera Ku Xaniban Iyo Maraakiib Iyo Doonyo Xoolo Qaadi Lahaa Oo Shiidaal La,aan Iyaguna Ugu Xaniban Dekeda Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Waxaa Caawa shidaal la,aan u xaniban marakiibtii iyo doonyihii xoolaha uqaadi lahaa dalalaka Cumaan iyo Yemen, Bilihii udanbeeyay waxa kor usii kacayay qiimaha shidaalka naftada ...
Wednesday, April 13, 2022
-
“Xadhigga Suxufiyiinta Iyo Weerarka Xarumaha Warbaahintu Waa Xadgudub Ay Xukuumaddu Ubadheedhay”Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xasan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Xadhigga Suxufiyiinta Iyo Weerarka Xarumaha Warbaahintu Waa Xadgudub Ay Xukuumaddu Ubadheedhay"Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xasan"Daawo Muuqaal
Be...
Wednesday, April 13, 2022
-
Mid Kamida Xildhibaanada Golaha Degaanka Berbera Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Shirkada DP World Dekeda Berbera Maamusha Iyo Nin Meyd Ah Oo Wiish Ku Dhacay Oo Mudo 12 Casho Ah Hilbihiisu Yaalaan”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Mid Kamida Xildhibaanada Golaha Degaanka Berbera Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Shirkada DP World Dekeda Berbera Maamusha Iyo Nin Meyd Ah Oo Wiish Ku Dhacay Oo Mudo 12 Casho Ah Hilbihiisu Yaalaan"Daawo Muuqa...
Wednesday, April 13, 2022
« Previous Page — Next Page »