-
Haayada Amnesty Oo Ciidammada Tigreyga Itoobiya Ku Eedaysay In Ay dad Rayid Ah kula Kaceen Kufsi Wadareed!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dagaalyahannada Tigreega ayaa si ula kac ah u dilay dad rayid ah oo ay kufsi wadareed u geysteen, tobanaan haween ah iyo gabdho aan qaan-gaadh ahayn laba magaalo oo ka tirsan gobolka Axmaarada ee Itoo...
Thursday, February 17, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Ka wada Hadleen!
Hargeysa(Berberatoda.com)-Hoggaanka Sare Ee labada Xisbi Mucaarad Ee WADDANI iyo UCID ayaa galabta kulan la qaatay wefti culus oo ka socday Waddamada Beesha Caalamka ee Jamhuuriyadda Somaliland ka taageera dimuqraadiyadda iyo ho...
Thursday, February 17, 2022
-
“Wasiir Hadii Aad Ku Fashilantay Ceeb Maaha Ee Shaqada Iskaga Tag”Xildhibaan Siciid Sokeeye”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Wasiir Hadii Aad Ku Fashilantay Ceeb Maaha Ee Shaqada Iskaga Tag”Xildhibaan Siciid Sokeeye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0UNxsxBhpcA
Berberatoday.com...
Wednesday, February 16, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Qaabiley Wefti Ubadan Safiiro Ka Socda Wadamada Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ballaadhan oo ay ka mid yihiin safiirrada dalalka Norway, Sweden, Finland, Denmark iyo Midowga...
Wednesday, February 16, 2022
-
Shacabka Hargaysa Oo Ka Qayliyay Sicir Bararka, Wasiir Saajina Ugu Baaqay In Uu Iska Casilo Xilka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka Magaalada Hargaysa Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Sixir Bararka,Wasiir Saajina Ugu Baaqay In Uu Iska Casilo Xilka.
...
Wednesday, February 16, 2022
-
Shirkada DP World Ayaa Shaacisay 23 boos oo cusub noqon-doono (GROW Program )
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkada dekeda Berbera Maamusha ee DP World ayaa xaysiisay shaqaale cusub oo ay qaadan-doonto kuwaasi oo qayb ka ah shaqo-abuurka bulshada Somaliland, waxay shaacisay 23 boos oo kala duwan kuwaasi ...
Wednesday, February 16, 2022
-
“Madaxweynuhu Labadii Dhegood Wuu Xidhay Oo Waxaas Qeylo Iyo Baahi Dadkiisa Kasoo Yeedhaya Uma Jeedee Bal Aynu Eegno Siduu Dalka Usii Maamulo”Siyaasi Nuuradiin Diini”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxweynuhu Labadii Dhegood Wuu Xidhay Oo Waxaas Qeylo Iyo Baahi Dadkiisa Kasoo Yeedhaya Uma Jeedee Bal Aynu Eegno Siduu Dalka Usii Maamulo"Siyaasi Nuuradiin Diini"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/KyY...
Wednesday, February 16, 2022
-
“Wasiirka Ganacsigu Inuu Xafiiska Sii Fadhiyo Waa Ceeb Waa Inuu Iscasilaa”Siciid Cudhay Xubin Golaha Deegaanka Hargeysa Katirsan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Wasiirka Ganacsigu Inuu Xafiiska Sii Fadhiyo Waa Ceeb Waa Inuu Iscasilaa"Siciid Cudhay Xubin Golaha Deegaanka Hargeysa Katirsan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/DD9LJPoIJkY
 ...
Wednesday, February 16, 2022
-
“Wasiir Kuxigeenka Ganacsiga Waxan Leeyahay Waar Umadani Maaha Umad Aynu Ku Kalanahay Xisbiyee Waa Umad Ay Masuul Unahay Oo Ubaahan In Loo Gargaaro”Xildhibaan Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Wasiir Kuxigeenka Ganacsiga Waxan Leeyahay Waar Umadani Maaha Umad Aynu Ku Kalanahay Xisbiyee Waa Umad Ay Masuul Unahay Oo Ubaahan In Loo Gargaaro"Xildhibaan Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax"Daawo Muuqaal...
Wednesday, February 16, 2022
-
“Golaha Wakiilada In La Fasaxaa Waa Sharci Daro Weeyaan Iyadoo Xaalka Dadkii Nasoo Doortay Sidanyahay Oo Bakhti Ay Kudhaw Yihiin”Xildhibaan Mustafe Khayreeye”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Golaha Wakiilada In La Fasaxaa Waa Sharci Daro Weeyaan Iyadoo Xaalka Dadkii Nasoo Doortay Sidanyahay Oo Bakhti Ay Kudhaw Yihiin”Xildhibaan Mustafe Khayreeye"Daawo Muuqaal
https://youtu....
Wednesday, February 16, 2022
« Previous Page — Next Page »