-
Shirkii Nabadaynta Ee Degmada Yagoori Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Qodobada Kasoo Baxay! Y
Yagoori/Sool(Berberatoday.com)-Shirkii nabadaynta beelihii dirirku ku dhexmartay deegaanka dhabar dalool oo mudo ka socday degmada yagoori ee gobolka sool ayaa lasoo gabo gabeeyay iyadoo lagu soo afjaray shaqaadadii udhaxaysay l...
Thursday, January 27, 2022
-
Komishanka Xuquuqal Iinsaanka Jsl Oo ku Guuleystay Siideynta Maxbuus 20 Sano Xabsiga Hargeysa Ugu Xidhnaa Mag Nin Uu Dilay! “
“Waxaan Ahaa Maxbuuskii Xabsiga Ku Xidhna Jeelka Magaalada Hargeysa Ee Dilka loo haystay, Ee 20-ka sano iyo dheeradka Nolosha Adduunyada Waan ka Quustay ILLAAHEY ayaa Dadkiinan Ii Soo Diray” Ibraahim Aadan Maxamed (Baydhabo).
...
Thursday, January 27, 2022
-
“Looma Hanjabi-karo Dadka Codka La’ Waydiisanayo”Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa Oo Fariin Adag Udiray Xisbiyada Mucaaradka Soodhaweeyay Furista Ururada Siyaasada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Looma Hanjabi-karo Dadka Codka La' Waydiisanayo"Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa Oo Fariin Adag Udiray Xisbiyada Mucaaradka Soodhaweeyay Furista Ururada Siyaasada"Daawo Muuqaal
https://youtu.b...
Wednesday, January 26, 2022
-
Maaryaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Saraakiil Ka Socoda Dalka Norway Iyo Waxyaabaha Ay Kawada Haleen
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay wefti kasocda dawlada Norway Safaarada ay kuleedahay dalka Kenya Waxaanu Maareyuhu Bartiisa Facebooka Ku baahiyay qora...
Wednesday, January 26, 2022
-
Waftiga Ka Socda Beesha Caalamka Oo Kulan La Qaatay Siyaasiyiinta Ku Midoobay Urur Doon Iyo Waxyaabaha Ay Kawada Hadleen”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waftiga Ka Socda Beesha Caalamka Oo Kulan La Qaatay Siyaasiyiinta Ku Midoobay Urur Doon Iyo Waxyaabaha Ay Kawada Hadleen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/u7a8OmfbZAg
&nb...
Wednesday, January 26, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabiley Wakiilka Cusub Ee Dalka Ingiriisku Dhawaan Usoo Magacaabay Somaliland”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabiley Wakiilka Cusub Ee Dalka Ingiriisku Dhawaan Usoo Magacaabay Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/9hD794DsFAk
Berberato...
Wednesday, January 26, 2022
-
Wafti Kasocda Beesha Caalamka Oo La Kulmay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka Somaliland”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti Kasocda Beesha Caalamka Oo La Kulmay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/LfK83PVrEw0
Berberatoday.co...
Wednesday, January 26, 2022
-
Hay’ad Caalami Ah Oo Saadaalisay In Xisbiga KULMIYE Iyo Madaxwayne Biixi Lagaga Guulaysan Doono Doorashada Madaxtinimo Ee Sannadka 2022-ka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Africa Center for Strategic Studies oo warbixin xiiso badan ka qoray sannadkan Doorashooyinka ka dhacaya Dalalka Qaarada afrika oo ay ka mid yihiin Libya, Somalia, Mali, Guinea, Kenya, Chad Iyo Somalilan...
Wednesday, January 26, 2022
-
Taliye Ciidanka Miltariga Somaliland Katirsan Oo Askari Ciidanka Uu Xukumo Katirsan Gorayacawl Saaka Ku Dilay
Borama(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariistee Gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Xasan Dalmar, oo ka mid ahaa Hogaanka Milateriga Somaliland ayaa saaka lagu dilay deegaanka Goroyo Cawl oo udhow Boorama.
Askari ka tirsan Ciidamada...
Wednesday, January 26, 2022
-
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkooda!
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wafti Uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada Somaliland oo ay weheliyaan wasiirka gaashaandhiga, Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland iyo xubno kale ayaa gaadhay dalka jabuuti halkaasi oo ay kusoo dhawe...
Wednesday, January 26, 2022
« Previous Page — Next Page »