-
Marxuum Saalim Cubeed Saalim Oo Kamid Ahaa Odayaasha Qadiimiga Ah Ee Carbeed Oo Berbera Ku Geeriyooday Laguna Aasay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Marxuum Saalim Cubeed Saalim Oo Kamid Ahaa Odayaasha Qadiimiga Ah Ee Carbeed Oo Berbera Ku Geeriyooday Laguna Aasay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WFzFI_sMX6Y
...
Sunday, December 26, 2021
-
“Madaxwayne Hadii Cabdirisaq Khaliif Mud-mudka Laga Dayn Waayo Somaliland Wanu Ka Tashanaynaa”Siyaasi Cismaan Karash”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxwayne Hadii Cabdirisaq Khaliif Mud-mudka Laga Dayn Waayo Somaliland Wanu Ka Tashanaynaa"Siyaasi Cismaan Karash"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cOwN20YfTPc
...
Saturday, December 25, 2021
-
Sheikh Barbaraawi Oo Ka Hadlay Sicir Bararka Iyo Xaalada Abaaraha Dalka Ka Jira”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)--Sheekh barbaraawi ayaa khudbadii jimcaha kaga hadlay xaalada abaareed,sicir bararka iyo saamaynta ay dadka ku yeesheen iyo waxyaabaha looga baahan yahay dadka muslimiinta in ay isku gurmadaan.
...
Saturday, December 25, 2021
-
Shir-Golaha Iyo Garabkii Xildhibaanadii Dacwada Ugudbiyay Oo Isku Afgartay In La Sugo Go’aanka Maxkamada Sare”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir-Golaha Iyo Garabkii Xildhibaanadii Dacwada Ugudbiyay Oo Isku Afgartay In La Sugo Go'aanka Maxkamada Sare"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/v87XTruifP0
&nbs...
Saturday, December 25, 2021
-
“23 Sano Kadib Waa Ayaan Daro In Puntland Hoobiye Laysku Garaaco”Madaxweyne Siciid Cabdulahi Deni”Daawo Muuqaal
Garowe(Berberatoday.com)-"23 Sano Kadib Waa Ayaan Daro In Puntland Hoobiye Laysku Garaaco''Madaxweyne Siciid Cabdulahi Deni"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Hvy44SZhcs8
...
Saturday, December 25, 2021
-
Khilaaf Ka Dhex Qarxay Golaha Deeganka Burco Iyo Maayir Cabdirisaaq Hero Oo Musuq Lagu Eedeeyey”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-Kalfadhigii golaha deegaanka Burco oo saaka lagu Kala kacay iyo xildhibaano warbaahinta la hadlay.
Xildhibaanada oo sheegay inay 7 ka mid ah ka soo baxeen kalfadhiga golaha deegaanka ayaa qodobo culus ku ...
Saturday, December 25, 2021
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Qoraal Kusoo Saaray In Muranka Xeerka 14 Xalkiisa Laga Sugayo Maxkamada Sare Goluhuna Shaqooyinkiisa Kale Sii Wadi Doono
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Qoraal Kusoo Saaray In Muranka Xeerka 14 Xalkiisa Laga Sugayo Maxkamada Sare Goluhuna Shaqooyinkiisa Kale Sii Wadi Doono
&nb...
Saturday, December 25, 2021
-
Imaam Masjid oo Somaliya Oo Meydkiisa oo La Jarjaray Laga Helay Ohio Columbus Iyo Culimo Ka Hadashay Dilkiisa”Daawo Muuqaal
Ohio(Berberatoday.com)-Imaamka Soomaliga ahaa ee Masjidka Abuhureyra Ee Columbus OHIO Dr Sheekh Maxamed Xasan Oo Nolol Iyo Geeri La Waayay Maalmihii Udambeeyay Ayaa La Helay Maydkiisa Oo La Jarjaray Alle Ha Unaxariisto
...
Saturday, December 25, 2021
-
“Haddaba, Waa Yaabe Ma Laba Madaxwayne Ayaa Dalka Ka jira? Mid Xeerka Saxeexay Iyo Mid Golaha Wakiillada Kusoo Celiyey!”Gudoomiye Xirsi Cali Xasan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga wadani Xirsi cali xaaji xasan ayaa markale ka hadlay muranka ka taagan xeerka furista ururada siyaasada isagoo ka dareen celiyay hadalkii maalintii shalay ka soo yeedhay madaxwayne bi...
Saturday, December 25, 2021
-
”Dimuqraadiyaddu Waxay Khatar Ku Tahay Diinta Islaamka , Reer Galbeedka Madaxdoodu Cidii Ku Raacda Diintooda Ayay Wax Udhiibaan”Wasiir Hore Khaliil Cabdillahi Axmed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee diinta iyo awqaafta sheikh Khaliil ayaa ka hadlay sidii cadaadista hore loogu yahay dadka diinta islaamka faafiya iyo xoriyada ay imika haystaan isagoo dhanka kalena ka waramay damaca r...
Saturday, December 25, 2021
« Previous Page — Next Page »