-
Maayarka Berbera Cabdishakur Ciddin Iyo Haayado Ka Caawin Doona Oo Wadajir Udhagax Dhigay Suuq Ganacsi Oo Kaluunka Ah”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Maayarka Berbera Cabdishakur Ciddin Iyo Haayado Ka Caawin Doona Oo Wadajir Udhagax Dhigay Suuq Ganacsi Oo Kaluunka Ah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/vtQ3CkKDiS0
...
Wednesday, December 15, 2021
-
Rayasal Wasaare Kuxigeenkii Hore Ee Dawlada Xamar Maxamed Cumar Carte Qaalib Oo Lagu Xidhay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Ee Cigaal Iyo Sababta Xadhigiisa”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Rayasal Wasaare Kuxigeenkii Hore Ee Dawlada Xamar Maxamed Cumar Carte Oo Lagu Xidhay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Ee Cigaal Iyo Sababta Xadhigiisa"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/pQcD_n8d1...
Wednesday, December 15, 2021
-
๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ ๐ช๐๐ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐ ๐๐จ๐ช๐๐ก๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ , ๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ฎ ๐๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ฎ ๐ฆ๐๐๐๐ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฆ๐๐จ ๐๐๐๐๐๐จ๐๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ข ๐ค๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐จ ๐๐ข๐ข๐ฅ๐ง๐๐ฌ.
Waxa ay mudo koobani ka hadhsan tahay markii sadexaad ee fursad ay helaan muwaadiniinta jamhuuriyada somaliland ay ka qayb galaan siyaasada dalka iyaga oo maraya habka dastuurka qaranka qodobka 23naad faqradiisa 3aad dhigayo , q...
Wednesday, December 15, 2021
-
โMuuse Waxa Aan Usheegayaa In Aanay Shalay Maanta Ahayn, Xisbiyada Mucaaradkuna, makaa Yeelayaan in Aad Hortooda Somaliland Iyo Dimuqraadiyaddeeda Ku Burburisoโ Musharax Cabdiraxmaan Cirro. โ
โDoorashadii Madaxtooyada xilligeedii ku qabo November 13, 2022 qiiq isku qarin iyo Urruro xilligoodii ka hor la furayo lagaa yeeli mayoโmusharax cirro.
Dawladnimadeenna Waxa Saldhiggeeda Ugu Weyni yahay in uu sarreeyo shar...
Wednesday, December 15, 2021
-
Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Warbixiyay Qodobada lagaga Hadlay Shirka Heritage Iyo Waxyaabaha Wadamada Geeska Baran Karaan Somaliland!
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo magaca Somaliland kaga qaybgalay shirka madasha wadaaga oo ay soo qab qaabisay Hertige lagu qabtay dalka jabuuti ayaa ka warbi...
Wednesday, December 15, 2021
-
Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal Oo Ka Mida Madaxda Dhaqanka Somaliland Oo Taageeray Furista Ururada Siyaasada
Hargaysa(isha May)- Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal oo ka Mida Madaxda Dhaqanka Ee Somaliland kana soo jeeda Gobolka Awdal oo Warbaahinta kula Hadlay Gurigiisa uu ka Daganyahay Magaalada Boorame ayaa Si Wayn U Soo Dhaweeyey F...
Tuesday, December 14, 2021
-
“Waxa Ayaan Daro Ah In Madaxweynihii Dalku Madaxtooyada Kasoo Abaabulaya Khilaafka Golaha” Xildhibaan Barkhad Batuun”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Waxa Ayaan Daro Ah In Madaxweynihii Dalku Madaxtooyada Kasoo Abaabulaya Khilaafka Golaha" Xildhibaan Barkhad Batuun"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/RyevWaKMbd4
...
Tuesday, December 14, 2021
-
“Nimanka Wax Wareeriyay Waa Kuwii Xisbiga Waddani Ka Tagay”Siyaasi Cali Guray”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Nimanka Wax Wareeriyay Waa Kuwii Xisbiga Waddani Ka Tagay"Siyaasi Cali Guray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tekKfaI35rg
Berberatoday.com...
Tuesday, December 14, 2021
-
Legdenka Siyaasadda Cusub Ee Xisbiyada Iyo Xukuumadda Somaliland
Hargaysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaradka ah ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa si cadho leh uga falceliyey hadal uu wasiirka warafaafinta, Saleebaan Yuusuf Cali Koore, sheegay oo ahaa in ay xukuumaddu aaminsan tahay in la gaa...
Tuesday, December 14, 2021
-
Labadii Xildhibaan Ee Isku Fara Saaray Fadhigii Golaha Wakiilada Oo La Heshiisiiyay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labadii Xildhibaan Ee Isku Fara Saaray Fadhigii Golaha Wakiilada Oo La Heshiisiiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/nWfImkIO90w
Berberatoday.com...
Tuesday, December 14, 2021
« Previous Page — Next Page »