|
Warar
-
Ciidamada Dawlada Itoobiya Oo Kala wareegay Xoogaga Tigrayga Magaalada Chifra Oo Ku Taala Deegaanka Canfarta
Ciidamada Itoobiya ayaa la wareegay magaalada Chifra ee deegaanka Canfarta oo haysteen jabhada Tigrayga ee TDF illaa bishii hore .
Warbaahinta dawladda Itoobiya ayaa ku warantay in ciiadanka federal-ka oo kaashanaya ciidama...
Monday, November 29, 2021
-
Shirwaynaha ICTga Somaliland Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka War Murtiyeed Kasoo Baxay!
Shirka ICTga Somaliland ooo mudo laba cisho ah ka socday magaalada hargaysa ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo ay qabatay wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland sanadkii sedexaad,
Shirwaynaha ICTga Somaliland ...
Monday, November 29, 2021
-
Muuqaallo Iyo Sawirro Sir Ah Oo Lagu Qaaday Satellite-ka Oo Muujiyey Dal Hub Badan Siinaya Abiy Ahmed! A
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Sawirro lagu qaaday satellite-ka oo ay heshay Al-Jazeera ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Imaaraadka Carabta ay taageero millatari oo baaxad leh siineyso dowladda Itoobiya ee dagaalka kula jirta muca...
Monday, November 29, 2021
-
“Madaxweynuhu Degaankayga Wuu Cunsuriyeeyay, laakiin Waanu Ka Guulaysanay” Xoghaye Yoonis Axmed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha cadaalada ee xisbig wadani Yoonis Axmed Yoonis ayaa ka waramay talaabo cunsuriyad ah oo madaxwayne biii kula kacay beeshiisha xiligii doorashada,
https://youtu.be/ydb0Idm-JHg
...
Monday, November 29, 2021
-
TPLF Oo War Ka Soo Saartay Kulankii Madaxweyne Mustafe Cagjar Hargaysa Ku Yimi?
Af-hayeenka Tigreyga Gatachu reda, ayaa ka hadlay weftigii Madaxweyne Mustafe Cagjar, hogaaminaayay ee Hargaysa Yimi
Afhayeenka tigreega ayaa sheegay dhabar jebin uu ku sameeyay abiy Ahmed, dawladda somaliland, wuxuuna yidh...
Monday, November 29, 2021
-
Dawladaha Carabta Oo Ka Fikiraya Inay Maalgashadaan Somaliland Iyo Dalalka Kale Ee Afrika! H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waddamada Carabta, ayaa xilligan ka fikiraya Inay soo nooleeyaan xidhiidhkii Ganacsi ee ay la lahaayeen Waddamada Afrika, kaasi oo hoos u dhacay Muddooyinkii u Dambeeyay.
Shirkan Ganacsiga ee Afri...
Monday, November 29, 2021
-
Barnaamijka Baro Dastuurkaaga Iyo Qodobka 56-aad Ee Kala Dirida Golaha Wakiilada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijka Baro Dastuurkaaga Iyo Qodobka 56-aad Ee Kala Dirida Golaha Wakiilada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/szvsifP7FmI
Berberatoday.com...
Monday, November 29, 2021
-
Markiib Uhoreeyay Oo Kusoo Xidhay Dekeda Garac Putland Oo Sadex Sano Ka Hor Dhismeheeda La Bilaabay”Daawo Muuqaal
Garacad(Berberatoday.com)-Markiib Uhoreeyay Oo Kusoo Xidhay Dekeda Garac Putland Oo Sadex Sano Ka Hor Dhismeheeda La Bilaabay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/-X9D_hiODd4
Berberatoday.co...
Sunday, November 28, 2021
-
DAWLADA ETHIOPIA MIYEY XOOG KU MUQUUNIN KARTAA HUWANTA TIGRAY IYO JABHADA OROMADA’W/Q MAXAMED DHIMBIIL
Xaaladuhu waxa ay marayaan meel adag dawladii Ethiopia waxa jiif iyo joogba u diiday huwanta isu bahaysatay in xukunka laga tuuro Abiy Ahmed Ali oo dhowaan isku caleemo saaray doorasho shan sanadood oo cusub ah.
Abiy Ahmed ...
Sunday, November 28, 2021
-
Dawladda Taiwan, Oo Wakaalada Biyaha Hargeysa Ka Caawinaysa Mashruuc 3 Ceel Biyoo Lagu Qodayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood, oo ka hadlay heshiiskan Taiwan iyo Wakaaladda Biyaha ee Hargeysa, ayaa yidhi "Waxa aanu maanta heshiis mashruuc biyood ku kala saxeexanay xafii...
Sunday, November 28, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|