-
Xukumada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay 22 Dhalinyaro Ah Oo Hore Ugu Tahriiibay Dalka Liibiya”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka haayada qaxoontiga Iyo barakacayaasha qaranka Iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Haayada xaqoontiga &Barakacayaasha iyo haayada IOM ayaa Garoonka diyaaradaha ee cigaal internationa...
Wednesday, November 24, 2021
-
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Qalab Ciidan Iyo Gaadiid Kala Wareegay Midowga Yurub.
Berberatoday.com)-Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa qalab ciidan iyo gaadiid tiro badan kala wareegay midowga yurub kuwaasi oo kor loogu qaadayo tayada ciidamada xeebaha ee Somaliland.
Munaasibada ay ciid...
Wednesday, November 24, 2021
-
Itoobiya Meel Roon Iyo Meel Baas Halkay Ku Dambayn Doontaa?Siyaasi Cali Guray.
Xaaladda Itoobiya Ma Muuqato in xal nabad ah lagu soo dabaali Karo iska daa heshiis in la gaadho eh xataa xabad joojin Ayaaban suurtogal ahayn wakhtigan iyo xataa mustaqbalka Dhaw. Marka aynu og nahay dhexdhexaadintii ergayga AU x...
Wednesday, November 24, 2021
-
Maareeyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Iyo Waxyaabaha Ay Kawada Hadleen”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Iyo Waxyaabaha Ay Kawada Hadleen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/eoRYV6IfpeY
&nbs...
Tuesday, November 23, 2021
-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kulan Gaara La Qaatay Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ka Cabanaayay Qeynuun Sharci Oo Xeerka Golayaasha La Xidhiidha”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kulan Gaara La Qaatay Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ka Cabanaayay Qeynuun Sharci Oo Xeerka Golayaasha La Xidhiidha"Daawo Muuqaal
https://yout...
Tuesday, November 23, 2021
-
“Heegada Muuse Biixi Waxa Ka Ayaan Daran Heegada Soo Socota Ee C/raxmaan Cirro “Siyaasi Xamse Ciise”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Heegada Muuse Biixi Waxa Ka Ayaan Daran Heegada Soo Socota Ee C/raxmaan Cirro "Siyaasi Xamse Ciise"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0BWJqpvk1DY
Berb...
Tuesday, November 23, 2021
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Dawlada Xamar Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Wasiiro Kale Oo La Isku Bedelay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu xilka kaga qaaday wasiirkii arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud
Wasiirka cusub ee ...
Tuesday, November 23, 2021
-
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkooda!
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha, taliyaha ciidanka laanta socdaalka iyo ...
Tuesday, November 23, 2021
-
Ciidanka Dab Demiska Caasimada Hargaysa Oo Soo Badbaadiyay Laba Caruur Ah Oo Dab Ku Qabsaday Gurigii Ay Deganaayeen.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada dab damiska caasimada hargaysa ayaa gurmad ufidiyay laba cauur ah oo guri jiingad ah oo ay deganaayeen dab ku qabsaday xili walidkii dhalay ay dusha kaga sii qululeen halkasi oo ciidanku soo ba...
Tuesday, November 23, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Madaxweynaha Somaliland Iyo Musharrax Cabdiraxmaan-Cirro
Berbera(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi (Cirro) ku eedeeyay in Xamar looga soo dhiibay...
Monday, November 22, 2021
« Previous Page — Next Page »