|
Warar
-
Maxkamada Sare Somaliland Oo Qaraar Ooditaan ah Kasoo Saartay Dacwadii Ay Ugudbiyeen Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Degaanka Gabiley.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Ooday dacwad ay u soo gudbiyeen mudanayaal ka tirsan golaha deegaanka degmo/gobol Gabilay, kadib markii ay u cadaatay in aanay matali karin, wakaalad sha...
Thursday, November 25, 2021
-
Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London Ee Cariga Ingiriiska.
London(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayay ee safarka shaqo ku joogay dalka maraykanka ayaa socdaal ugu kicitimay dalka ingiriiska oo ay hawlo shaqo utageen.
Waftigan ka socday Som...
Thursday, November 25, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Ku Amartay Qoysaska Shaqaalaha Caalamiga ah In Degdeg Looga Daadgureeyo Ethiopia
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa Amartay in degdeg looga daad-gureeyo qoysaska shaqaalaha caalamiga ah ee ku sugan Ethiopia, sida lagu sheegay dhukumanti gudaha ah oo ay aragtay AFP maanta oo salaasa ah.
Sid...
Wednesday, November 24, 2021
-
Dhalinyaro Hargeysa Kunool Oo Sameeyay Agab Badbaadinaya Naf Iyo Maal Oo Noociis Anfac Badan Uleeyahay Dalka Iyo Dadkaba”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhalinyaro Hargeysa Kunool Oo Sameeyay Agab Badbaadinaya Naf Iyo Maal Oo Noociis Anfac Badan Uleeyahay Dalka Iyo Dadkaba"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Shab3MxxKME
&nb...
Wednesday, November 24, 2021
-
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xukun Xadhig Ciqaabeed Oo Maxkamada Gobolka Maroodijeex Ku Xukuntay Gudoomiye Kuxigeenkii Xisbiga Wadani Ee Caasimada Hargeysa”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xukun Xadhig Ciqaabeed Oo Maxkamada Gobolka Maroodijeex Ku Xukuntay Gudoomiye Kuxigeenkii Xisbiga Wadani Ee Caasimada Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ezJdTQa18eM
...
Wednesday, November 24, 2021
-
Musharax Doorashadii Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Utartamay Aan Ku Guulaysan Oo Kamid Noqday Xildhibaanada Golaha Shacabka Xamar
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar, ayaa ka mid noqday Xildhibaannada dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ee maanta lagu doortay Muqdisho.
Xildhibaankan cusub ayaa hore isugu sharaxay Golah...
Wednesday, November 24, 2021
-
Dawladda Sucuudiga Oo Fasaxday Tartanka Kubadda Cagta Ee Dumarka Iyo Somaliland Oo Wali Hortaagan
Jeddah(Berberatoday.com)-Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa dhawaan fasaxday in dumarka yeeshaan nawaadi kubadda cagta ciyaara oo tartama.Talaabadan oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey dalka Sucuudiga ayaa waxay hablaha Sucuud...
Wednesday, November 24, 2021
-
Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Gaadhay Jiidda Hore Ee Dagaalka Uu Sheegay Inuu Hoggaamin Doono
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha waddanka Itoobiya, ayaa gaaray jiidda hore ee dagaalka u dhaxeeya ciidammada dowladda iyo xooggaga fallaagada.
Abiy Axmed, ayaa sheegay in isaga uu shakhsiyan hogaamin doono daga...
Wednesday, November 24, 2021
-
“Saaxiibkey, Xildhibaan Cali Malable Waxaan Leeyahay; Hadii Aanad Adigu Ogaal Ulaheyn, Ciddi Codka Ku Siiyey Iyo Xisbigaagii, Gudoomiye Cabdirisaq Waa Yaqaannaa Dadkiisa Iyo Ciddii Dooratayba”Xil Barkhad.
Xildhibaan Barkhad Batuun oo jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Cali Qaran ayaa yidhi:-
Saaxiibkay xildhibaan cali malable waxaan leeyahay;
Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed muddadii koobnayd ee uu gola...
Wednesday, November 24, 2021
-
Baashe Cawil Oo Cadeeyey Mawqifkiisa Asxaabta Siyaasada Dalka Xaqiiqada Kulan Uu Layeeshay Madaxwayne Muuse Biix.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Somaliland ujoogay dalka Kenya dhawaana iska casilay wasiir kuxigeen muuse biixi umagacaabay ayaa cadeeyay cida uu hada taageersan yahay kulan uu layeeshay madaxwayne biixi waxa ka jira...
Wednesday, November 24, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|