|
Warar
-
Siyaasiyiinta, Mujaahidiin Iyo Madax-dhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Bayaan Kasoo Saaray Faro Galin Madaxweyne Muuse Biixi Kuhayo Sadalada Beeshaas”Daawo Muuqaal
Hargeysa(BerberatodayMadax-Dhaqameedka Mujaahidiin, Siyaasiyiin iyo dhalinyaro Beelaha subeer awal oo kulan ku yeeshay magaalada hargaysa Islamarkaana uu goob joog ahaa suldaanka guud ee subeer awal suldaan xasan suldaan cabdila...
Monday, November 15, 2021
-
Amisom Oo Shaacisay Goobta Lagu Toogan Doono Saraakiil Ciidamadooda katirsan Oo Dil loogu Xukumay Dad Shacab Ah Ku Layeen Somaliya.
Muqdisho(Berberatoday.com)--Ciidamada nabad ilaalinta ujooga somaliya ee Amisom ayaa shaaciyay goobta lagu toogan doono goobta lagu dili doono saraakiil ciidamadooda katirsan oo dad shacab ah ku laayay gudaha somaliya.
...
Monday, November 15, 2021
-
Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Digniin Culus Udiray Madaxwayne Muuse Biixi, Sheegayna In Laga Tashan Doono,
hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud ee beesha Subeer Awal Suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan oo ka hadlay madal beeshu iskugu timid ayaa suugaan iyo hadalba kula hadlay madaxwayne biixi oo faro galin ku ha...
Monday, November 15, 2021
-
“Waxaanu Beelaha Kale Ee Somaliland Ugu Baaqay Cidii Faro Galisa Saldanada Subeer Awal, Waanu Takooraynaaye Inaad Nala Takoortaa”Cabdiraxmaan Maxamed Yey.
“Madaxwayne Waxaad Tidhi Cidii Idooratay Fartayda Eedayyeey Ay Odhan Doontaa, Beentaa Maaha Oo Waad Fulisay, Subeer Awal Ayaanad Ujeeday, Oo Aad ka Oohisay, Balse Waxaa Lagaa Doonayaa Wixii Kugu Kalifay Iyo Ciilka Intaa Leeg Ee ...
Monday, November 15, 2021
-
Dawlada Jabuuti Oo Kasoo Horjeesatay Wareerar Dalkeeda Lagaga Qaado Itoobiya. J
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah.
Hadalkan ayaa yimid kadib markii Jeneral ka tirsan ciidamada Mareykank...
Monday, November 15, 2021
-
Ruushka Oo U Soo Xadhka Xidhay Sidii Uu Quwadaha Kale Ee Adduunka Ugula Loolamo Dalalka Qaaradda Afrika Ee Ay Somaliland Ka Mid Tahay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladaha Adduunka, sida Maraykanka, Jarmalka, Faransiiska, Shiinaha, Turkiga iyo Imaaraadka Carabta, ayaa ku loolamaya sidii ay xidhiidho wanaagsan ula samaysan lahaayeen Dalalka qaaradda Afrika, si ay ...
Monday, November 15, 2021
-
“Muqdisho Waxaan Ku Imi Safar Aan Ku Marayay Geeska Afrika” Boqor Buur Madow”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-"Muqdisho Waxaan Ku Imi Safar Aan Ku Marayay Geeska Afrika" Boqor Buur Madow"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/o8H2_hp7Rq4
Berberatoday.com...
Sunday, November 14, 2021
-
Shucayb Maxamed Muuse Xoghayihii Beeraha Xisbiga UCID Oo Xilkii Iska Casilay Iyo Warar Sheegaya In Xukumadu Ugacan Haadisay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shucayb Maxamed Muuse Xoghayihii Beeraha Xisbiga UCID Oo Xilkii Iska Casilay Iyo Warar Sheegaya In Xukumadu Ugacan Haadisay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/K1Ej_dmjL5A
...
Sunday, November 14, 2021
-
“Aniga Waxay Ila Tahay Waa Lagama Maarmaan In Xisbiyada La Furaa, Waayo Qanuun…”Ismaaciil Hure Buubaa”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Aniga Waxay Ila Tahay Waa Lagama Maarmaan In Xisbiyada La Furaa, Waayo Qanuun..."Ismaaciil Hure Buubaa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/vhpRJIhnOxI
...
Sunday, November 14, 2021
-
“Waxan Iska Casilay Xisbigii Waddani Iyo Xubinimadiisiiba,”Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Waxan Iska Casilay Xisbigii Waddani iyo Xubinimadiisiiba,"Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/eUm66PFltkc
...
Sunday, November 14, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|