|
Warar
-
Siyaasiyiin Iska Casilay Xilalkii Iyio Xubinimadii Xisbiga Wadani Maalin Uun Ka Hor shirweynaha Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa shaaciyay in ay ka baxeen xisbigaasi, maalin uun ka hor shirweynaha xisbigaasi oo lagu soo dooran doono guddoomiyeha iyo ku xigeenadiisa.
...
Sunday, November 14, 2021
-
“Burji, Burhaan Iyo Buruud, Bey Isku Darsatey Berberi, Hadii Dawladaha Reer Galbeedku Yeelan Lahaayeen Berberana, Waxay Odhan Lahaayeen….”Cumar Qiyaas,
Cumar Qiyaas Iyo Socdaalkiisii Berbera 24 Sano Kadib+ Waxa Uu Kala Kulmay?
“Burji, Burhaan Iyo Buruud, Bey Isku Darsatey Berberi, Hadii Dawladaha Reer Galbeedku Yeelan Lahaayeen Berberana, Waxay Odhan Lahaayeen….”Cuma...
Sunday, November 14, 2021
-
“Madaxweyne Muuse Berri Wuu Ka Tagi Doonaa, Waraaqo Badan Uu Qoray Oo Iyana Banaanka Iman Doona…”Khadar Xuseen Cabdi Xoghayaha Guud Ee Waddani”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxweyne Muuse Berri Wuu Ka Tagi Doonaa, Waraaqo Badan Uu Qoray Oo Iyana Banaanka Iman Doona..."Khadar Xuseen Cabdi Xoghayaha Guud Ee Waddani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/UL_C7rdsOlg
...
Sunday, November 14, 2021
-
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Maraykanka.
Washington(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibeda jamhuuriyada Somaliland iyo Dr Adna Aadan Ismaaciil oo ah madaxda ictiraaf raadinta jsl ayaa si balaadhan oo loogu soo dhaweeyey dalka maraykanka...
Sunday, November 14, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Guddoomiyay Shirkii U Dambeeyay Ee Guddida Fulinta Iyo Qodobada Lagaga Hadlay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta guddoomiyay shirkii u dambeeyay ee Guddida Fulinta Xisbiga oo ka qabsoomay Xarunta Dhexe ee Xisbiga.
...
Sunday, November 14, 2021
-
Abwaan Weedhsame Oo Sheegay Inaanu Madaxwayne Muuse Biixi Soo Noqon Doonin Uu Dhacayo Iyo 10 Qodob Uu Balanqaaday Oo Beenoobeen.
Hargeysa(Berberatoday.com)--Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” ayaa jawaab ka bixiyay qaarkamid ah masuuliyiinta xisbiga kulmiye oo baraha bulshada ku faafiyay iyagoo farta malab ku dhuuqaya isagoo si toos ah ugu sheega...
Sunday, November 14, 2021
-
“Hadii Muuse Biixi Ina Khaldo Xisbiyahano Aynu Uga Caban Karno Oo Odhan Kara Waad Khaldantoo Kuma Dooranayno Majiraan,Xisbiyada Kalena Waa La Mid”Garyaqaan Guuleed Daafac”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-""Hadii Muuse Biixi Ina Khaldo Xisbiyahano Aynu Uga Caban Karno Oo Odhan Kara Waad Khaldantoo Kuma Dooranayno Majiraan,Xisbiyada Kalena Waa La Mid"Garyaqaan Guuleed Daafac"Daawo Muuqaal
https://youtu....
Saturday, November 13, 2021
-
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Oo Lagu Eedeeyay Inuu Is Hortaagay Xoolihi Somalida Ee Dalka Sucuudiga Udhoofi Jiray Iyo Baaq Ay Udireen Ganacsatada Xoolaha Somaliland”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Oo Lagu Eedeeyay Inuu Is Hortaagay Xoolihi Somalida Ee Dalka Sucuudiga Udhoofi Jiray Iyo Baaq Ay Udireen Ganacsatada Xoolaha Somaliland"Daawo Muuqaal
https://yout...
Saturday, November 13, 2021
-
“Yaa La Xisaabtamaaya Xisbiyadii Hadii Uu Wakhtigoodii Dhacay Gudidii Ansixinta Ururada?”Gudiga Anshaxa Ururada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Yaa La Xisaabtamaaya Xisbiyadii Hadii Uu Wakhtigoodii Dhacay Gudidii Ansixinta Ururada?"Gudiga Anshaxa Ururada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wJzCKEbaFpE
&n...
Saturday, November 13, 2021
-
“Anigu Laba Jeer Ayaan Ooyay Maalintaan Geerida Xasan Maygag Maqlay Ayaa Saddex Ii Ahayd”Proff Saleebaan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Anigu Laba Jeer Ayaan Ooyay Maalintaan Geerida Xasan Maygag Maqlay Ayaa Saddex Ii Ahayd"Proff Saleebaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/hOyosGW-X6U
...
Saturday, November 13, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|