-
Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Cakiran Ee Dalka Suudaan”Daawo Muuqaal
Khartoum(Berberatoday.com)-Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Cakiran Ee Dalka Suudaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/BFa-LxVW_Mc
Berberatoday.com...
Saturday, November 13, 2021
-
Kumuu Ahaa Basaaskii Yuhuudiga Ahaa La Fal-galay Hay’addaha Dawladda Suuriya”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kumuu Ahaa Basaaskii Yuhuudiga Ahaa La Fal-galay Hay'addaha Dawladda Suuriya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/O2W2o0SEmFE
Berberatoday.com...
Saturday, November 13, 2021
-
Nin Lagu Eedeeyey Kufsiga Iyo Dilka Gabadhii Fooqa Laga Soo Tuuray Muqdisho Oo La Qabtay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska Waddanka Soomaaliya Marwo Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay eedeysane lagu tuhmayo inuu lug ku lahaa kufsigii iyo dilkii loo geystay Marxuu...
Saturday, November 13, 2021
-
“Shacabka Sharafta Badan Ee Somaliland Waa Inay Udiyaar Garoobaan Doorasho Madaxtooyo Oo Isbeddal Horumar Iyo wada-jir Umaddeed Hor-seeda”Xildhibaan Barkhad Batuun”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Shacabka Sharafta Badan Ee Somaliland Waa Inay Udiyaar Garoobaan Doorasho Madaxtooyo Oo Isbeddal Horumar Iyo wada-jir Umaddeed Hor-seeda"Xildhibaan Barkhad Batuun"Daawo Muuqaal
https://yout...
Saturday, November 13, 2021
-
Dawlada Itoobiya Oo Shuruudo Ku Xidhay Wadahadal Ay La Gasho TPLF.
Adis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada itoobiya iyo dhexdhexaadinta jabhada TPLF Ayaa qoloba dhinaceeda shuruudo ku xidhay wadahadalo ay la gasho ka kale.
Sidoo kale dawlada itoobiya ayaa dhankeeda soo bandhigtay shuruudo ay ku x...
Saturday, November 13, 2021
-
Askar Katirsan Ciidamada Amisom Oo Dil Lagu Xukumay Iyo Sababta
Muqdisho(Berberatoday.com)-Askar katitsan ciidamada nabad ilaalinta ujooga muqdisho ayaa lagu xukumay dil kadib markii ay hore dad shacab ah ugu laayeen deegaano somaliya katirsan
https://youtu.be/d62pyGHI5II
 ...
Saturday, November 13, 2021
-
Al-shabaab Oo Sheegtay In Qarax Miino Ay Ku Dileen 5 Kamid Ah Askarta Ciidamada Amisom Ee Dalka Jabuuti!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ururka Al-shabaab ayaa waxay sheegteen qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso ah, kaasoo ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa dalka Jabuuti ee ku sugan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan lagu...
Saturday, November 13, 2021
-
Sheekh Berberaawi Oo Ummada UFaah faahiyey Sifooyinka Adoomada Ilaahay SW Lagu Noqdo, Ee Cadaabta Lagaga Badbaado!
Hargeysa(Berberatoday.com)--Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi (Berberaawi) oo kamid ah culimada Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay sifooyinka Ilaahay SW adoomadiisa ku jeclaado marka ay la yimaadaan, ayaa ku bila...
Saturday, November 13, 2021
-
Shacabka Magaalada Boorama Oo Ka Hadlay Kor Ukaca Qiimaha Shidaal Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi.
Borama(Berberatoday.com)-Shacabka ku dhaqan magaalada boorama iyo wadayaash agaadiidka kala duwan ayaa ka hadlay kor ukaca qiimaha shidaalka oo marba marka ka danbaysa kor usii kacaya.
Qaarkamid ah wadayaasha gaad...
Saturday, November 13, 2021
-
“Somaliland Looma Abuurin In Beesha Dhexe Ay Tidhaahdo, Waxaanu Ka Saraynaa Dhulbahante Iyo Gudabuursi” Siyaasi Cabdilaahi Dheere.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada waxbarashada xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi Cabdilaahi Dheere oo kamid siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Somaliland gaar ahaan gobolka awdal islamarkaana kamid ahaa dadkii...
Saturday, November 13, 2021
« Previous Page — Next Page »