-
Sidee Ayey Ku Yimaadeen Toddobada Gobol Ee Magacaaban, Walina Aan Golaha Xeer Dejintu Ansixinin?
March 22 2008 ayuu madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin xeer Madaxwayne ku soo saaray 6 Gobol iyo 14 Degmo galinkii hore Ee maalintaasi isaga oo galinkii dambena ka daba keenay gobol kale , sidaasina waxaa uu ku sameeyey digreeto xe...
Saturday, November 13, 2021
-
Dr. Maxamed Xasan Oo Ka Waramaya Xanuunada Wadnaha Ku Dhaca Iyo Waxyaabaha Keena”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr. Maxamed Xasan Oo Ka Waramaya Xanuunada Wadnaha Ku Dhaca Iyo Waxyaabaha Keena"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_cyG8OGXLus
Berberatoday.com...
Friday, November 12, 2021
-
“Siyaasi Danayste Ah oo Xisbiguu Hore Ujoogay Dantiisa Ka Waayay Ayaa Xisbigan Kale Uwareegaya”Waxa Kasoo Baxaya Shirweynaha Xisbiga Wadani Waa La Ogyahay Oo Xirsi ayaa Gudoomiye Ah”Siyaasi Nuuradiin Ibraahin Awcabdi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Siyaasi Danayste Ah oo Xisbiguu Hore Ujoogay Dantiisa Ka Waayay Ayaa Xisbigan Kale Uwareegaya"Waxa Kasoo Baxaya Shirweynaha Xisbiga Wadani Waa La Ogyahay Oo Xirsi ayaa Gudoomiye Ah"Siyaasi Nuuradiin Ibr...
Friday, November 12, 2021
-
Masuuliyiin Ka Kala Tirsan Xukumadda Iyo Xisbiga Wadani Oo Hadalo Duur Xul Ah Isku Waydaarsaday Madal Caleemo-saar”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-Masuuliyiin Ka Kala Tirsan Xukumadda Iyo Xisbiga Wadani Oo Hadalo Duur Xul Ah Isku Waydaarsaday Madal Caleemo-saar"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/jTPRSM0pphs
&n...
Friday, November 12, 2021
-
Hubka Ay Dawlada IRAN Uwaday Xuutiyiinta Yemen Oo La Sheegay In Loo Soo Gudbiyo Dhinaca Soomaaliya
Tehran(Berberatoday.com)-Warbixin ay diyaarisay hay’ad fadhigeedu yahay magaalada Geneva ayaa lagu sheegay in hub ay IRAN siiso xulafadeeda Xuutiyiinta Yemen si qarsoodi ah looga talaabiyo gacanka Cadmeed lana geliyo dalka Sooma...
Friday, November 12, 2021
-
Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Oo ka Hadlay Musharax Uu Tartan Adagi Dhexmaray Doorashadii Wakiilada Oo Madaxwayne Biixi Xil Umagacaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Somaliland ayaa ka dareen celiyay masuul xisbiga wadani ka sharaxnaa oo tartan adagi dhexmaray islamarkaana isla dhaceen oo madaxwayne biixi dhaawaan umagacaabay wasiir k...
Friday, November 12, 2021
-
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sool Oo Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii Hore”Daawo Muuqaal
Laascaanod(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka sool cabdikariim xaaji Maxamuud diiriye ayaa maanta sirasmi ah xilkii ugala wareegay badhasaabkii hore ee gobolka sool ee loo badalay gobolka gabiley cabdiqani jiidhe.
...
Friday, November 12, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland oo Guddi u Magacaabay Xaalada Dalka Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa u magacaabay guddida amniga qaranka arrimaha ka aloosan dalka Itoobiya, si xal loogu helo haddii ay dhacdo in ay bulshaweynta Itoobiya barakac ...
Thursday, November 11, 2021
-
Faa’iidada Toonta Iyo Qajaarka La Isku Daray Iyo Qaabka Dhiigkarka Loogu Dejiyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhiigkarku waxa uu ka mid yahay dhibaatooyinka caafimaad ee waqtiyadan dambe ugu caansan adduunyada o odhan, waxa aanu inta badan keenaa xaalado dhimasho badan sababa oo uu ka mid yahay wadne xanuun.
...
Thursday, November 11, 2021
-
Xoghayaha Ganacsiga Ee Xisbiga Wadani Oo Saaka Hortagay Maxkamada, Soona Bandhigay Cida Soo Dacwaysay. H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha ganacsiga iyo warshadaha ee xisbiga wadani xamse khayre oo looga yeedhay maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa saaka hortagay halkaasi oo lagu soo siiyay cida soo eedaysay ee dacwada kusoo oogtay...
Thursday, November 11, 2021
« Previous Page — Next Page »