|
Warar
-
“Madaxweynaha Umaan Doonan Xilka Ee Isaga Ayaa Ii Gartay”Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Reer Miyiga Somaliland”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee wasaarada reer miyiga Dhawaan madaxwaynaha Somaliland umagacaabay ayaa ka Hadlay xilka uu madaxwaynuhu umagacaabay oo uu shegay in Aanu udoonanin isago balse uu madaxwaynuhu ugartay.
...
Saturday, November 6, 2021
-
Murashixiintii Golaha Deegaanka Gabiley Aan Kusoo Bixin Doorashada Oo Urur Ay Ku Midooben Sameystay
Gabiley(Berberatoday.com)-Shir Ay Maanta Iskugu Yimaadeen qaarkamid ah Musharaxiintii Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ee Ka Hadhay kana kala tirsan Saddexda Xisbi Qaran , Ayaa Waxa Ay Ku dhawaaqeen Urur Ay Ku Midooba...
Saturday, November 6, 2021
-
Warar Soo Baxaya Ayaa Sheegaya In Madaxweynihii Hore Ee dawlada Deegaanka Somalida Cabdi Ilay Xabsiguu Ku Xidhnaa Lagala Baxay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Inkastoo, Aanu Jirin, Wakaalado dhinaca Wararka Itoobiya oo si Toos ah u Cadeeyay, in Xabsiga Lagala Baxey, Madaxweynihii Hore ee Dawlad Deegaanka Somalida Cabdi Maxamuud Cumar Oo imika Mudo sanado ah...
Saturday, November 6, 2021
-
“Xasan Gafaadhi Isagoo 10 Kun Oo Dollar Qaata Ayuu Aabihii Darxumo Udhintay BBC-da Ayaa Sheegtay Anigu Ma Sheegin,Siyaasadana Anagaa Ku Duduucnay Hankiisuna Agaasome Ayuu Ahaa, Kulmiye Iyo Qaranka toona Anficimaayo”Boqor Cismaan Buurmadaw”Daawo Muuqaal
Nairobi(Berberatoday.com)-"Xasan Gafaadhi Isagoo 10 Kun Oo Dollar Qaata Ayuu Aabihii Darxumo Udhintay BBC-da Ayaa Sheegtay Anigu Ma Sheegin,Siyaasadana Anagaa Ku Duduucnay Hankiisuna Agaasome Ayuu Ahaa, Kulmiye Iyo Qaranka toona A...
Friday, November 5, 2021
-
“Anigu Wax Hami Ama Han Siyaasadeeda Ma Lihi Walaa Mid Xisbi Walaa Mid Dawladeed Qorshahaygana Maaha”Wasiir Sacad Cali Shire”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Anigu Wax Hami Ama Han Siyaasadeeda Ma Lihi Walaa Mid Xisbi Walaa Mid Dawladeed Qorshahaygana Maaha"Wasiir Sacad Cali Shire"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0OP0r8Cb1tY
...
Friday, November 5, 2021
-
Dawlada Xamar Oo Dalkeeda Ka Eriday Kuxigeenkii Wakiilka Midowga Afrika Ee Hawl Galka Amison Iyo Sababtoo Ay Sheegeen”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawlada Xamar Oo Dalkeeda Ka Eriday Kuxigeenkii Wakiilka Midowga Afrika Ee Hawl Galka Amison Iyo Sababtoo Ay Sheegeen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/khNB4Ps7Uvg
...
Friday, November 5, 2021
-
Golaha Baarlamaanka Ee Itoobiya Oo Meel Mariyay Bayaanka Xaaladda
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha Baarlamaanka Itoobiya ayaa waxaa lagu ansixiyay bayaanka xaaladda deg degga ah ee dalka lagu soo rogayo, taas oo dhawaan ay ku dhawaaqeen golaha wasiirada ee Ito...
Friday, November 5, 2021
-
Faragalin Lagu Eedeeyay Madaxweyne Muuse Biixi Inuu Ku Sameeyay Sadalada Beesha Subeer Awal Iyo Gudi Loo Saaray Oo Go,aamo Kudhawaaqay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Faragalin Lagu Eedeeyay Madaxweyne Muuse Biixi Inuu Ku Sameeyay Sadalada Beesha Subeer Awal Iyo Gudi Loo Saaray Oo Go,aamo Kudhawaaqay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/e_IgqT6Bnsg
...
Friday, November 5, 2021
-
“Mar 2aad Waxaa Iimuuqata Guuldaro Kale Oo Wadani Ah”W/Q Cabdikhaalaq Awalbari
Mar 2aad Waxaa Iimuuqata Guuldaro Kale Oo Wadani Ah
Taageerayaasha Xisbiga Wadani Waxay Ku Ololaynayeen Ama Beryahaaba Hal Kudhigoodu Ahaa (XISBIGA RAJADA SHACABKA)
Sidoo Kale Dad Badan Oo Aan Kamid Ahay Ayaa Waxay Naa...
Friday, November 5, 2021
-
“Hadii Aan Siyaasadda Ka Baxo Noloshii Oo Dhan Ayaan Ka Dhacayaa”Dr. Gaboose.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Cabdi Gaboose ayaa masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa caawa ka jeeedinaaya casharo ku saabsan cilmiga uu bartay ee la xidhiidha maskaxda.
Dr. gaboose Oo lagu soo marti qaaday inuu ...
Friday, November 5, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|