|
Warar
-
Hargeysa”Warbixin Laga Diyaariyay Xaafad Loogu Magacdaray Madaxwayne Biixi Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaafada buurta malawle ee galbeedka hargaysa ayaa ah da laga soo raray xaafada xero awr ama sheedaha kadib markii wadada boqol 150ka kusoo hagaagtay dhulkii ay deganaayeen.
Hadaba xaafad...
Saturday, November 6, 2021
-
Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Somaliland Oo Sheegay Inay Doorashada Madaxtooyadu Ku Qabsoomayso Xiligeedii Iyo Baadhitaan Hanti Dhawrku Ka Wado Xaruntooda Uu Ka Hadlay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Somaliland Oo Sheegay Inay Doorashada Madaxtooyadu Ku Qabsoomayso Xiligeedii Iyo Baadhitaan Hanti Dhawrku Ka Wado Xaruntooda Uu Ka Hadlay"Daawo Muuqaal
http...
Saturday, November 6, 2021
-
Heegada Muuse Biixi Iyo Macaan Jeceshii Siilaanyo Keebaa Daran”Daawo Muuqaal Taar Tv
Hargeysa(Berberatoday.com)-Heegada Muuse Biixi Iyo Macaan Jeceshii Siilaanyo Keebaa Daran"Daawo Muuqaal Taar Tv
https://youtu.be/jAL1czRGCi0
Berberatoday.com...
Saturday, November 6, 2021
-
Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Shir Isugu Yimi Iyo Nuxurka Qodobada Lagaga Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubnaha guddiga fulinta ee xisbiga KULMIYE, ayaa maanta xarunta guud ee xisbiga ku yeeshay shirkoodii caadiga ahaa, iyaga oo halkaas ku lafo-guray hawlaha shaqo ee horyaalla guddiga iyo sidii loo darda...
Saturday, November 6, 2021
-
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Dalka Itoobiya Iyo 9 Urur Oo Samaystay Isbahaysi Ka Dhan Ah Abiy Ahmed
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Dalka Itoobiya Iyo 9 Urur Oo Samaystay Isbahaysi Ka Dhan Ah Abiy Ahmed.
Berberatoday.com
...
Saturday, November 6, 2021
-
“Madaxweynaha Umaan Doonan Xilka Ee Isaga Ayaa Ii Gartay”Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Reer Miyiga Somaliland”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee wasaarada reer miyiga Dhawaan madaxwaynaha Somaliland umagacaabay ayaa ka Hadlay xilka uu madaxwaynuhu umagacaabay oo uu shegay in Aanu udoonanin isago balse uu madaxwaynuhu ugartay.
...
Saturday, November 6, 2021
-
Murashixiintii Golaha Deegaanka Gabiley Aan Kusoo Bixin Doorashada Oo Urur Ay Ku Midooben Sameystay
Gabiley(Berberatoday.com)-Shir Ay Maanta Iskugu Yimaadeen qaarkamid ah Musharaxiintii Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ee Ka Hadhay kana kala tirsan Saddexda Xisbi Qaran , Ayaa Waxa Ay Ku dhawaaqeen Urur Ay Ku Midooba...
Saturday, November 6, 2021
-
Warar Soo Baxaya Ayaa Sheegaya In Madaxweynihii Hore Ee dawlada Deegaanka Somalida Cabdi Ilay Xabsiguu Ku Xidhnaa Lagala Baxay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Inkastoo, Aanu Jirin, Wakaalado dhinaca Wararka Itoobiya oo si Toos ah u Cadeeyay, in Xabsiga Lagala Baxey, Madaxweynihii Hore ee Dawlad Deegaanka Somalida Cabdi Maxamuud Cumar Oo imika Mudo sanado ah...
Saturday, November 6, 2021
-
“Xasan Gafaadhi Isagoo 10 Kun Oo Dollar Qaata Ayuu Aabihii Darxumo Udhintay BBC-da Ayaa Sheegtay Anigu Ma Sheegin,Siyaasadana Anagaa Ku Duduucnay Hankiisuna Agaasome Ayuu Ahaa, Kulmiye Iyo Qaranka toona Anficimaayo”Boqor Cismaan Buurmadaw”Daawo Muuqaal
Nairobi(Berberatoday.com)-"Xasan Gafaadhi Isagoo 10 Kun Oo Dollar Qaata Ayuu Aabihii Darxumo Udhintay BBC-da Ayaa Sheegtay Anigu Ma Sheegin,Siyaasadana Anagaa Ku Duduucnay Hankiisuna Agaasome Ayuu Ahaa, Kulmiye Iyo Qaranka toona A...
Friday, November 5, 2021
-
“Anigu Wax Hami Ama Han Siyaasadeeda Ma Lihi Walaa Mid Xisbi Walaa Mid Dawladeed Qorshahaygana Maaha”Wasiir Sacad Cali Shire”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Anigu Wax Hami Ama Han Siyaasadeeda Ma Lihi Walaa Mid Xisbi Walaa Mid Dawladeed Qorshahaygana Maaha"Wasiir Sacad Cali Shire"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0OP0r8Cb1tY
...
Friday, November 5, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|