|
Warar
-
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Dareen Celiyay Talaabadii Xisbiga Kulmiye Lagaga Saaray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamud Xaashi Cabdi oo wareysi siiyay idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga ayaa ka dareen celiyay talaabada Xisbiga Kulmiye lagaga Saaray
https://youtu.be/yzhEDElziYc
&...
Friday, October 29, 2021
-
Dr Cabdiraxmaan Faqaatiir Oo Ka Hadlay Ismaandhaafka Golaha Deegaanka Berbera Iyo Xildhibaanada Wakiilada Ee Berbera Jooga”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Dr Cabdiraxmaan Faqaatiir Oo Ka Hadlay Ismaandhaafka Golaha Deegaanka Berbera Iyo Xildhibaanada Wakiilada Ee Berbera Jooga"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3OrF6lAseQg
&n...
Thursday, October 28, 2021
-
War Deg Deg Ah”Maxamud Xaashi Oo Laga Caydhiyay Xubinimadii Xisbiga Kulmiye”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-War Deg Deg Ah"Maxamud Xaashi Oo Laga Caydhiyay Xubinimadii Xisbiga Kulmiye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/bZqL_wAlCpA
Berberatoday.com...
Thursday, October 28, 2021
-
Xukuumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inay Gobolkii 3aad Saarayso Dad Kasoo Jeeda Soomaaliya
Burco(Berberatoday.com)-Ciidanka laanta Socdaalka ee gobolka Togdheer ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in ay tarxiilayaan dadka kasoo jeeda, maamulka Koonfur-galbeed iyo deegaanada Waajid iyo Xudur ee Soomaaliya.
Taliyaha c...
Thursday, October 28, 2021
-
“Khilaafkii WADDANI Inta Aan Ogahay Wuu Dhamaaday, Ragga Halkan Ka Muuqdaana Maaha Rag Isdiidan, Ee Waa Rag Tashaday”Cali Guray. “
“Xirsi Isagoo Madaxwayne Labaad Ah Oo Adeerkii Ag Fadhiya Ayuu Diiday In Uu Muuse Biixi Taageero.Cali Guray.
GUULAYSTAYAAL GUULAYSTA
Guushu Maaha keliya xisbi iyo Gudoomiye Xisbi. Waxa ka wayn guusha lagu beegsanayo xisbig...
Thursday, October 28, 2021
-
Booliska Dalka Nageria Oo Xabsiga Utaxaabay Nin Naftiisa U Iibinayay Faqri Awgii”Daawo Muuqaal
Kanu(Berberatoday.com)-Booliska Dalka Nageria Oo Xabsiga Utaxaabay Nin Naftiisa U Iibinayay Faqri Awgii"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Y9iHCO_p8kA
Berberatoday.com...
Thursday, October 28, 2021
-
“Waxa Aan Shaacinaya Inaan Musharrax U Ahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Haddii La Ii Garto, Waxan Aaminsanahay Inaan Ku Haboonahay”Xirsi Cali Xasan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xirsi Cali Xaaji Xasan, Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani, ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu u tartamayo Guddoomiyaha Xisbigaasi, oo dhawaan lagu dooran dooro sbirweynaha Xisbiga ee ka qabsoomaya Hargeysa.
...
Thursday, October 28, 2021
-
Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhiggay Rag Tuug Ah Oo Hab Casriya Dadka Tilifoonadooda Lacagta Ugala Baxaya Iyo Fariin Digniina Oo Dadka Loo Diray”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhiggay Rag Tuug Ah Oo Hab Casriya Dadka Tilifoonadooda Lacagta Ugala Baxaya Iyo Fariin Digniina Oo Dadka Loo Diray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/dB4hw15oLh4
&nbs...
Wednesday, October 27, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Saraakiil Ka Socda Haayada Qaxootiga Aduunka Ee UNHCR Iyo Ujeedada Socdaalkooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiin sarsare oo ka socda hay’adda qaxoontiga adduunka ee loo soo gaabiyo (UNHCR) oo uu hoggaam...
Wednesday, October 27, 2021
-
“Sedex Bilood Idinka Oon Joogin Ayaad Bilowdeen Hala Badalo, Maxaad Xisaabin Ma Adigaa Gudahaba Galay”Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne Biixi oo maayarada dalka kulan uu la qaatay ka hadlayay ayaa sheegay in Dawladaha Hoosena ay xeerar Waxay Curin Karaan Iyo Sharciyo Ay Leeyihiin, oo iyagu ku gaar ah balse hadii uu ka horyimaa...
Wednesday, October 27, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|