-
“Maxamud Lagama Saarin Xisbiga Kulmiyee Umad Baa Laga Saaraan Qabaa Anigu,Maxamud Xaashi Waa La Ogyahay Waana Hogaamiyihii Guusha Ciduu Raacna Guulaysan Doonta” Xildhibaan Maxamed AbiibDaawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Maxamud Lagama Saarin Xisbiga Kulmiyee Umad Baa Laga Saaraan Qabaa Anigu,Maxamud Xaashi Waa La Ogyahay Waana Hogaamiyihii Guusha Ciduu Raacna Guulaysan Doonta" Xildhibaan Maxamed AbiibDaawo Muuqaal
h...
Tuesday, November 2, 2021
-
Nibiri Ku Soo Caaryay Xeebta Deegaanka Ceel-sheekh Ee Gobolka Saaxil Iyo Dadka Deegaanka Oo Kawar Bixiyay”Daawo Muuqaal
Ceel Sheekh(Berberatoday.com)-Nibiri Ku Soo Caaryay Xeebta Deegaanka Ceel-sheekh Ee Gobolka Saaxil Iyo Dadka Deegaanka Oo Kawar Bixiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/k_cx2ft5m5w
 ...
Tuesday, November 2, 2021
-
Wafti Ka Socda Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya Oo Kulan La Qaatay Golaha Guurtida Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti iskugu jiray Madax-Dhaqameed,ganacsato, qareeno iyo masuul kale oo ka socday Ismaamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya oo Maalmahan ku sugnaa caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa kulan la qaat...
Tuesday, November 2, 2021
-
Magaalada Jabuuti Oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Dhalinyarada Africa.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Munaasibad lagu xusayay maalinta dhalinyarada Africa ayaa lagu qabtay caasimada dalka jabuuti taasi oo ay kasoo qaybgaleen raysalwasaaraha jabuuti iyo masuuliyiin kale Oo ka socotay xukuumada jabuuti.
...
Tuesday, November 2, 2021
-
Maxaad Ka Ogtay Qisada Jacaylka Ee Fanaankii Marxuum Cabdilahi Mire Dacar Shay
Maxaad ka ogtay qisada jacaylka ee fanaankii Shay Mire Dacar ?
Cabdilaahi Mirre Dacar oo loo yaqaanay Shay , waxa uu sanadkii 1960-kii ku dhashay magaalada Ceerigaabo oo ku soo barbaaray waxna ku bartay illaa dugsigii dhexe...
Monday, November 1, 2021
-
Raisal Wasaaraha Itoobiya Abyi Ahmed Ali oo Shacabka Dalkiisa Ugu Baaqay Inay Udiyaar Garoobaan Dagaal Ay Iskaga Difaacaan Jabhada TPLF”Daawo Muuqaal
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raisal Wasaaraha Itoobiya Abyi Ahmed Ali oo Shacabka Dalkiisa Ugu Baaqay Inay Udiyaar Garoobaan Dagaal Ay Iskaga Difaacaan Jabhada TPLF"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/oxc5VJeTMJ4
 ...
Monday, November 1, 2021
-
Madaxweyne Biixi Oo La Saadaalinayo Inuu Korodhsiimo Samaysto Sannad Kadib Marka Muddo-Xileedkiisu Dhamaado Iyo Duruufo Culus Oo Ku Gedaaman Suurtagalnimada Arrintan
Kaadiriiinta Kulmiye Oo Aaminsan Inuu Madaxweyne Biixi Quus Ka Joogo Inuu Mar Kale Ku Dhiirrado Inuu Doorasho Isku Soo Taago Marka Loo Eego Duruufaha Liita Ee KULMIYE Ku Sugan Yahay Iyo Tayo Xumada Xukuumaddiisa.
Hargeysa...
Monday, November 1, 2021
-
Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Shaaciyay Inuu Usharaxanyahay Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Shaaciyay Inuu Usharaxanyahay Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/RujlRzvZ6p0
Berber...
Monday, November 1, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Bilaabay Magacaabista Xilalkii Kaabeynka Doorashada Iyo Wasaarado Laba Loo Qeybiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Laba Uqeybiyay Wasaaradii Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Ay Wasiir Ka Aheyd Marwo Shugri Baandare,
Waxaanu Wasiirka Reer Miyiga Umagacaabay Axmed Aa...
Monday, November 1, 2021
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Ay Faaf-Reeb Ku Samaynayaan Kutubta Dalka Soo Galaysa, Si Looga Hortago Xagjirnimada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland sheikh albaani oo ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinaysay arday madarsadeed ayaa sheegay in ay faafreeb ku samaynayaa kutubta dalka soo galaysa si...
Monday, November 1, 2021
« Previous Page — Next Page »