|
Warar
-
Wasiir Maxamed Kaahin Oo Cadeeyay Qaabku Ku Doonayo Inuu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ku Noqdo”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Maxamed Kaahin Oo Cadeeyay Qaabku Ku Doonayo Inuu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ku Noqdo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2p8PCFZmIuk
Berberatoday.com...
Friday, October 15, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Sheegay In Uu Amray In Xabsiga Dhexe Loo Dhaadhiciyo Ganacsadihii Beeshiisa Ahaa Ee Ay Ka Cabatay Mulkiilaha Hutelka JUMEERA!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Biixi ayaa sida la sheegay waxa uu amar ku bixiyay in Xabsiga dhexe loo dhaadhiciyo Ganacsidihii kasoo jeeday Beeshiisa ee ay ka dacwootay Haweenayda iska leh huteelka Jumeerra ee kuyaala Xaaf...
Friday, October 15, 2021
-
“Waa Markoodii, Waa Markayagii, Gacanta Hore Iyo Gacanta Danbe” Sidii Oo Kursigu Yahay Wan Sayladda Xoolaha Jooga Oo Dallaaliin Gacmaha Go’a Hoostiisa Isku Dhaafsadeen”Garyaqaan Guuleed Dafac
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Waa markoodii, waa markayagii, gacanta hore iyo gacanta danbe” sidii oo kursigu yahay wan sayladda xoolaha jooga oo dallaaliin gacmaha go’a hoostiisa isku dhaafsadeen, saw dalkii ba reero kuma baa...
Thursday, October 14, 2021
-
“Muuse Iyo Maxamed Kaahin Anigu Laba Nin Uma Kala Aqaano,Waa Isku Fikir Waa Isku Dhaqan Wax Udhexeeyaa Ma Jirto,Mudo Dheer Ayay Nala Hortaagnaayeen Mujaahidiin Baanu Nahay Iyo Beri Baanu Soo Dagaalanay,Dalkuse Maanta Dagaal Kuma Jiro”Abwaan Cismaan Kujare”Daawo Muuqaal
Caynaba(Berberatoday.com)-"Muuse Iyo Maxamed Kaahin Anigu Laba Nin Uma Kala Aqaano,Waa Isku Fikir Waa Isku Dhaqan Wax Udhexeeyaa Ma Jirto,Mudo Dheer Ayay Nala Hortaagnaayeen Mujaahidiin Baanu Nahay Iyo Beri Baanu Soo Dagaalanay,Da...
Thursday, October 14, 2021
-
Daawo Muuqaalka”Hordhaca Barnaamijka Hal Adayga Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Oo Su.aalo Xasaasiya Lagu Weydiiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Hordhaca Barnaamijka Hal Adayga Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Oo Su.aalo Xasaasiya Lagu Weydiiyay
https://youtu.be/PIyucRK7Wxs
Berberatoday.com...
Thursday, October 14, 2021
-
Gaadiidka Khudaarta Ka Keena Dalka Itoobiya Oo Xukuumada SomalilandKu Xanibtay Magaalada Wajaale Iyo Sababta!
Wajaale(Berberatoday.com)-Isku socodka Gaadiidka khudaarta ka Keena Dalka Itoobiya Ee Usoo gudba somaliland ayaa maanta Hakad galay kadib markiii Amar Ay Kusoo Rogtay Wasaarada Maaliyadu qaybteeda kastamka wajaale oo xanibtay in a...
Thursday, October 14, 2021
-
Dawladda Britain Oo Kamid Noqoneysa Saamileyda Dekedda Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkadda weyn ee dekedaha Dubai ee DP World iyo wakaaladda dowladda Brtitain u qaabilsan horumarinta maaliyadda ee CDC Group ayaa salaasadii sheegay inay qorsheynayaan inay si wadajir ah kaabayaasha saad...
Thursday, October 14, 2021
-
Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Isbar bardhigay Sidii Marxuum Cigaal Caruurtiisa Uga Fogeeyay Awoodiisa Iyo Hada Sida Shaadhkii Dawlada Loogu Boobayo Hantida Umada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbig wadani oo munaasibad ka hadlayay aya isbarbar dhigay sidii madaxwayne cigaal caruurtiisa ugu diidi jiray in wax dawladiisa ah la siiyo iyagoo magaca loogu habranayo iyo sida maan...
Thursday, October 14, 2021
-
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Gaadhay Deegaanka Fiqi Ayuub Oo Dhawaan Shaqaaqo Ka Dhacday
Togdheer(Berberatoday.com)-Wasiiro xukuumada Somaliland katirsan ayaa maanta gaadhay deegaanka fiqi Ayuub oo katirsan gobolka togdheer taasi oo dhawaan ay ka dhacday shaqaaqo isku dhac ciidanka ah iyo dad deegaanka maadama deegaan...
Thursday, October 14, 2021
-
Norway”Nin Leeb Iyo Qaanso Ku Nafta Kaga Jaray Shan Ruux
Norway(Berberatoday.com)-Afar qof oo dumar ah iyo mid rag ay ayaa ku dhimatay, laba qof oo kalena way ku dhaawacmeen ka dib weerar ka dhacay Norway oo loo adeegsaday qaanso iyo leeb.
Booliska ayaa abaare 18:13 waqtiga max...
Thursday, October 14, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|