-
“Wareejinta Xisbigu Madaxwayne Muuse Faa,iido Ma Unoqon Kartaa Oo Kalsoonidii Taageerayaasha Xisbiga Ma Soo Celin Doonta Mise..”Siyaasi Cali Guray.
MADAXWAYNE MUUSE IYO WAREEJINTA XILKA GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE!CALI GURAY.
Muj Maxamed Kaahin hadii uu isagu diyaar u yahay in lagu wareejiyo xilka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye horta marka laga eegayo xilka uu xisbiga ka hayo...
Thursday, October 14, 2021
-
“Diyaar Uma Nihin Aniga Iyo Beeshayduba, In Aanu Shan Sano Oo Danbe, Dhisno Muuse Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye” Boqor Buurmadow.
Dubai(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo Kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland gaar ahaan Beesha Bariga burco ayaa ka hadlay kulan habeenkii xalay magaalada Hargaysa uu wasiirka arimaha Gudaha maxamed kaahin k...
Thursday, October 14, 2021
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarunta Jidadka Oo Kulan La Qaatay Xubno Katirsan Iskaashatada Gaadiidlayda Tawfiiq”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarunta Jidadka Oo Kulan La Qaatay Xubno Katirsan Iskaashatada Gaadiidlayda Tawfiiq"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/mRJwx7bpe9Y
&nbs...
Wednesday, October 13, 2021
-
Dhakhtar Urduniya Oo Ku Guulaystay Qaliin Mar La Arag Ah Oo Laba Caruura OO Isku Dhagan Lagu Kala Jarayaayay
Dhakhtar Urduni ah ayaa ku guulaystay qalliin marla'arag ah oo uu ku sameeyay laba carruur ah oo isku yaallay. Labada carruura oo Axmed iyo Maxammad la kala yidhaahdaa waxa ay ku dhasheen xaalad jaadgooni ah: oo markii ay caloos...
Wednesday, October 13, 2021
-
Nin Khatar Ka Badbaadiyey Madaxweyne Joe Biden Oo Loo Abaal-celiyey
Muqdisho(Berberatoday.com)-Sannadkii 2008-dii, baraf dabeylo xoog badan wata ayaa sababay in diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay saarnaayeen Mr Biden iyo xildhibaanno kale oo Mareykan ah inay si khasab ah ugu degto meel buura...
Wednesday, October 13, 2021
-
Wareejintii Xisbiga Kulmiye Ma Dildilaac Hor Leh Buu Ku Keenayaa Jeegaantii?W/Q Cabdiraxman Yuusuf Cartan
Wareejintii Xisbiga Kulmiye ma dildilaac hor leh buu ku keenayaa Jeegaantii?
Arrinta wareejinta xisbiga Kulmiye ee xilligan waxay la xidhiidhaa ololaha Madaxweyne Biixi ugu jiro inuu darbaddii labaad ee u xaqa u lahaa isa s...
Wednesday, October 13, 2021
-
Ururka Suxufiyiinta Ee Solja Oo Ku Baaqay In Sharciga La Horkeeno Sarkaal Taraafik Ah Oo Dhaawacyo Ugeystay Gabadh Weriye Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Suxufinta Somaliland Ee Solja, ayaa ka hadlay Gabadh Weriye ah oo uu jidhdil u geystay Sarkaal tirsan Ciidamada Nabadgalyada Waddooyinka ee Booliska Somaliland.
Nimciima Cabdiraxmaan Yuusuf...
Wednesday, October 13, 2021
-
Madaxweynaha Kenya Oo Ku Gacansaydhay Go’aankii Maxkamadda ICJ.
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Kenya Oo Ku Gacansaydhay Go'aankii Maxkamadda ICJ.
https://youtu.be/E9lTlnZGH-w
Berberatoday.com...
Wednesday, October 13, 2021
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Mumnuucay Mooshinnada Maayirrada Lagu Ridayo Ilaa Amar Dambe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Mumnuucay Mooshinnada Maayirrada Lagu Ridayo Ilaa Amar Dambe.
Berberatoday.com...
Wednesday, October 13, 2021
-
“Mujaahid Maxamed Kaahin Somaliland Wuu Usoo Dagaalamay ,Balse Somaliland Uma Baaahna Xilligan Hogaamiye Danbe Oo SNM Ah Waxayna Ubaahantay……W/Q Cabdi Yasin Yool
Raii’iisal-wasaarihii Ingiriiska Winston Churchil Dagaalkii 2-aad ee Aduunka Wuu Ku Adkaaday Balse Laakiin Doorashadii Dagaalka Kadib Wuu Ku Dhacay .
76-sanno ayaa laga joogaa guuldaradii Xisbiga Conservative Part ee uu h...
Wednesday, October 13, 2021
« Previous Page — Next Page »