-
Heego Iyo Huube W/Q: Cali Cabdi Coomay
Beriyihii ugu dambeeyey waxa baraha bulshada iyo goobaha lagu caweeyo ee fadhi ku-dirirka ay reer Muqdisho u yaqaanaan ku batay adeesiga labadan kalmadood. Labada xisbi ee Kulmiye iyo Waddani kaadiriintooda dhallinyarada ah ayaa...
Wednesday, October 13, 2021
-
Beesha Qorilugud Aan Ka Qayb Galin Kulankii Maxamed Kaahin Xalay Qabtay Iyo Sababta W/Q Axmed Sakaaro
Beesha Degta Degaamada Togdheer
Saraar iyo qorilugud ayaan ka qayb galin kulan kii uu xalay Wasiir Maxamed Kaahin ku qabtay Magaalada Hargaysa,waxaana loo aanaynayaa inay Beeshani Ganafka ku dhufato kulanka uu Maxamed kaahin ku d...
Wednesday, October 13, 2021
-
Nuxurka Qodobadii Lagaga Hadlay Shirkii Xalay Wasiir Maxamed Kaahin Iyo Xubno Kamid Ah Waxgaradka Beeshiisu Hargeysa Ku Yeesheen
Nuxurka Qodobadii lagaga hadlay Shirkii Xalay Ee Maxamed Kaahin Iyo qaar ka mid ah Waxgaradka Beeshiisa ee Hargeysa ka qabsoomay
Waxa gordhawayd ku soo geba geboobay huteel Guuleed ee Magaalada Hargeysa, shir bala...
Wednesday, October 13, 2021
-
“Tallaabadani Waa Ictiraaf Dahsoon, Waxa Ay Horseedi Doontaa Shaqo Abuur Dhan 53 Kun Oo Shaqo” Amb Bashe Awil.
Dubai(Berberatoday.com)-Wakiilkii hore ee Somaliland u joogay Kenya Baashe Cawil Cumar, ayaa ku tilmaamay aqoonsi dadban maal gashi ay dalal Somaliland ku jirto ay ku samaynayso Hay’adda Maalgashiga Horumarinta u Qaabilsan Dawla...
Wednesday, October 13, 2021
-
Xukuumadda Oo Cashuuro Dheeraad Ah Kusoo Rogtey Ganacsatada Iyo Boqolaal Gaadiid Raran Oo Dhooban Kastamka Saylac
Saylac(Berberatoday.com)-In Ka badan Boqolaal Kamid ah, Gaadiidka Bagaashka ayaa Ku Xaniban Kastamka Cashuuraha Wasaaradda Maaliyada ee Magaalada Saylac, Kuwaas oo Toddobaadyadii u Dambeeyay ku Xanibnaa halkaasi iyagoo Sida Rark...
Tuesday, October 12, 2021
-
Maamulka Gobolka Saraar Oo Soo Gacanta Ku Dhigay 3 Harimacad Oo Si Sharci Daro Ah Looga Ganacsanayay”Daawo Muuqaal
Caynaba(Berberatoday.com)-Maamulka Gobolka Saraar Oo Soo Gacanta Ku Dhigay 3 Harimacad Oo Si Sharci Daro Ah Looga Ganacsanayay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/6db5GcyIfEY
Berberatoday.c...
Tuesday, October 12, 2021
-
“Xanuunada Indhuhu Waxay Ku Badan Yihiin Dadka Xeebaha Ku Nool Sababtuna Waa……Dr Maxamud Axmed Shiine”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Xanuunada Indhuhu Waxay Ku Badan Yihiin Dadka Xeebaha Ku Nool Sababtuna Waa......Dr Maxamud Axmed Shiine"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2siVh1cCz1A
...
Tuesday, October 12, 2021
-
Arday Ajaaniba Oo Marki Ugu Horeysay Ka Qalin Jabiyey Jaamacad Ku Taala Magaalada Hargeysa”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Arday Ajaaniba Oo Marki Ugu Horeysay Ka Qalin Jabiyey Jaamacad Ku Taala Magaalada Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/F9bfg05WEOI
Berberatoday....
Tuesday, October 12, 2021
-
Xaliimo British Oo Lacag 20 Kun Oo Dollar Ah Ugu Deeqday Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Iyo Xildhibaanka Oo Islamarkiiba Lacagtii Ku Wareejiyay……”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaliimo British, ayaa hadda Xildhibaan Barkhad Batuun ku wareejisay $20,000 Ee Doollar ,
Dhiniciisa Xildhibaan Barkhad ayaa sheegay inuu lacagtan Xaafadda Daami uu ugu dhisayo Xannaano Caafimaad,
...
Tuesday, October 12, 2021
-
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Xildhibaano Kamid Kuwa Gobolka Awdal Laga Soo Doortay”Daawo Muuqaal
Hareysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Xildhibaano Kamid Kuwa Gobolka Awdal Laga Soo Doortay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/vBxjkKM6GdY
Berber...
Tuesday, October 12, 2021
« Previous Page — Next Page »