-
Wasiir Hore Cumar Shucayb Oo Ka Dayriyay Nadaamka Loo Bixiyay Dhulkii Haamaha Shiidaalku Fidi Lahaayeen Fariina Udiray Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
"Ma jirto Haamaha Berbera Qorshe laga fikiray inay 20ka 50 sano ku fidaan.
Dhulkii ay ku fidilahayeen waxa laga dhisay dhinackasta Haamo Private ah, qaar kalena waa la hadal hayaa in la dhiso.
Ma jirto xataa kala xadayn iyo wado...
Saturday, October 16, 2021
-
“Arab Waa Reerka Kaliya Ee Markii Awdal La Galay, Wixii Ay Soo Dhaceen Soo Celiyay” Ex Wasiir Abdilaahi Dheere”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada Somaliland ee xukuumada axmed siilaanyo ayaa sheegay in beesha arab tahay beesha kaliya ee markii Snm gashay boorama wixii ay bililiqaysteen gaadiid iyo hanta ayÂ...
Saturday, October 16, 2021
-
”Waxa Nasiib Daro Ah In Faysal Cali Waraabe 21 Sano Gudoomiye Xisbi Ahaa Wax Qorshe Ah Samayn Isagoo Safaro Badana Debeda Ugu Baxa Inbta Badan”Wasiir Cabdillahi Abokor”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-''Waxa Nasiib Daro Ah In Faysal Cali Waraabe 21 Sano Gudoomiye Xisbi Ahaa Wax Qorshe Ah Samayn Isagoo Safaro Badana Debeda Ugu Baxa Inbta Badan"Wasiir Cabdillahi Abokor"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/...
Saturday, October 16, 2021
-
Maareyihii Hore Ee Hamaha Shiidalka Berbera Xasan Embasy Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Halkay Ku Dambeeyeen 2 Haamood Uu Balan Qaaday Inuu Sameynayo Oo Madaxeweyne Muuse Biixi 2 Sano Ka Hor Dhagax Dhigay “Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyihii Hore Ee Hamaha Shiidalka Berbera Xasan Embasy Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Halkay Ku Dambeeyeen 2 Haamood Uu Balan Qaaday Inuu Sameynayo Oo Madaxeweyne Muuse Biixi 2 Sano Ka Hor Dhagax Dhigay "Daaw...
Saturday, October 16, 2021
-
Maareyaha Cusub Ee Haamaha Keydka Shiidaalka Berbera Axmed Ibraahim Cabdi Oo Xilkii La Wareegay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Cusub Ee Haamaha Keydka Shiidaalka Berbera Axmed Ibraahim Cabdi Oo Xilkii La Wareegay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PtDMfCTcgqA
Berberato...
Saturday, October 16, 2021
-
Haayada Qaramada Midoobay Oo Shaacisay Tirada Dadkii Somaliland Ka Raaftay Gobolka Sool.
Laascaanod(Berberatoday.com)-Hay’ada Qaramada Midoobay Uqaabilsan Arrimaha Bini-adam-nimada ee OCHA, ayaa Iyadoo xiganaysa PRMN sheegtay in tirada dadka xukuumada Somaliland ka Saartay magaalada Laascaanood iyo hareeraheeda ay g...
Saturday, October 16, 2021
-
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama Iyo Ujeedada Safarkiisa!
Borama(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa galabta gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama halkaasi oo duleedka magaalada ay kusoo dhaweeyeen maayarka boorama iyo masuuliyiin kale.
Waf...
Saturday, October 16, 2021
-
Ibraahim Faarax Jaamac(Mawjada)Oo Kawaramay Mudo 15 Maalmooda Uu Kooma Kujiray Oo Aas Loo Diyaariyay Iyo Sababtuu Kaga Badbaaday”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ibraahim Faarax Jaamac(Mawjada)Oo Kawaramay Mudo 15 Maalmooda Uu Kooma Kujiray Oo Aas Loo Diyaariyay Iyo Sababtuu Kaga Badbaaday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ErC6YrkhpUU
 ...
Saturday, October 16, 2021
-
Xildhibaan Ingiriisa Oo Lagu Dilay London Iyo Dilkiisa Oo Loo Haysto Nin Soomaali Ah
London(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ingiriisa Oo Lagu Dilay London Iyo Dilkiisa Oo Loo Haysto Nin Soomaali Ah
https://youtu.be/LJEMK8AMGlk
Berberatoday.com...
Saturday, October 16, 2021
-
Namiimiyaha Iskudira Dadka Iyo Waxay Shareecada Islaamku Ka qabto”Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Berberaawi Ayaa Sharaxaya”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Namiimiyaha Iskudira Dadka Iyo Waxay Shareecada Islaamku Ka qabto"Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Berberaawi Ayaa Sharaxaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/40mc55orpCw
&...
Friday, October 15, 2021
« Previous Page — Next Page »