-
“Bukhaari Kalsooni Kama Haysto Gollaha, Waxay Golluhu Sameeyeena Waa Sharci Daro”Xildhibaan Maxamed Abiib”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Bukhaari Kalsooni Kama Haysto Gollaha, Waxay Golluhu Sameeyeena Waa Sharci Daro"Xildhibaan Maxamed Abiib"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Mf8RV3zcUXU
...
Tuesday, September 21, 2021
-
Hargeysa”Booliska Oo Qabtay Laba Tuugo Oo Lacag Xadigeedu Badantahay Ka Xaday Haweenay Bakhaarlay Aheyd”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hargeysa"Booliska Oo Qabtay Laba Tuugo Oo Lacag Xadigeedu Badantahay Ka Xaday Haweenay Bakhaarlay Aheyd"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cRC3Jzdm_Qw
Berberatod...
Tuesday, September 21, 2021
-
“Madaxdhaqameedka Waxaan leeyahay Dhex Ka Noqda Siyaasada, Dadka Aad Madaxda Utihiin Sedexda Xisbiba Way Ku Kala Jiraane”Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo kamid ah Hogaanka sare ee xisbiga wadani ayaa madaxdhaqameedka Somaliland ugu baaqay in ay dhex ka noqdaan hirdan siyaasadeed ee udhexeeya asxaabta iyo xukuumada oo uu sheega...
Tuesday, September 21, 2021
-
Daawo:- Timirtii la soo dhoofin jirey oo laga soo saarey biyo guure
Daawo:- Timirtii la soo dhoofin jirey oo laga soo saarey biyo guure
https://youtu.be/1IUIJuCvzDs...
Monday, September 20, 2021
-
Tiktok : Hoyga Burburka Dhaqanka Soomaalida – Qalinka: Maxamed M. Yusuf (Ilkacase)
Barta Xidhiidhka Bulshada ee “TikTok” waxa ay ka mid tahay baraha Bulshada ee sida weyn ugu fiday bulshooyinka adduunak oo dhan, gaar ahaanna ay dhallinyarada iyo da’da dhexe ee Soomaalidu aadka ugu waasheen muddooyinkii dam...
Monday, September 20, 2021
-
Siyaasiyiin Ay Hogaaminayaan Xirsi Iyo Maxamuud Xaashi Oo Wada Dhaqdhaqaaqyadii Siyaasadeed Ee Ugu Cuslaa In Muddo Ah, Kulamada Socda Iyo Dhismaha Mucaaradad Culus Oo Ku Wajahan Muuse Biixi.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Is-Bahaysi Xooggan Oo U Badan Kaadirkii Xisbiga KULMIYE Iyo Masuuliyiintii Xukuumaddii Siilaanyo Ee Muddoba Saluugsanaa Siyaasadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isugu Biyo Shubanaya Xisbiga Mucaaridka Ah E...
Monday, September 20, 2021
-
Muqdisho”Arday Jaamacad Hormuud Dhigta Oo Sameeyay Gaadhi Soconaya Oo Dusha Ka Furan”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Muqdisho"Arday Jaamacad Hormuud Dhigta Oo Sameeyay Gaadhi Soconaya Oo Dusha Ka Furan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gSokSAiYd0A
Berberatoday.com...
Monday, September 20, 2021
-
Cabdi Mujaahid Xabeeb Oo Sheegay In Xaqii Iyo Xuquuqdii Mujaahidinta Ee Xaruntii Sooyaal Ee Berbera Ee La Dumiyay Lasiiyay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Cabdi Mujaahid Xabeeb Oo Sheegay In Xaqii Iyo Xuquuqdii Mujaahidinta Ee Xaruntii Sooyaal Ee Berbera Ee La Dumiyay Lasiiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/B6gRns5T71k
&n...
Monday, September 20, 2021
-
Gabadh Ka Sheekaysay Qiso Dagaal Oo Dhexmartay Aabaheed Iyo Mucjisadda Ku Lammaan
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Haweeney taliye boolis ah oo u dhalatay dalka Itoobiya ayaa BBC-da uga sheekeysay qisada ku saabsan sidii ay dabayaaqadii 1970-meeyadii iyadoo dhowr iyo toban jir ah ugu biirtay koox fallaago ah oo la...
Monday, September 20, 2021
-
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, Boqor Buurmadow Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan Ku Yeeshay Dubai Iyo Qisadda Ku Duugan Isbedelka UCID
Dubai(Berberatoday.com)-Warar Wargayska Waaberi ka helay ilo looga qaateen ah, waxa ay tibaaxeen in Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo ay weheliyaan Siyaasiyiin kale iyo Madax-dhaqameed ...
Monday, September 20, 2021
« Previous Page — Next Page »