-
Dawlada Shiinaha Oo Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Gacanka Cadmeed Iyo Marinka Bada Cas. C
Berbera(Berberatoday.com)-Dawlada shiinaha ayaa marakiib kuwa dagaal ah usoo diray gacanka cadmeed iyo marinka bada cas oo ay kulaalayaan wado ay kamid tahay Somaliland
Dhaq dhaqaaqa uu dalka shiinuhu ka bilaabay marinka bada c...
Tuesday, September 28, 2021
-
Siyaasi Cabdoo Ahmed Aayar Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Xisbiga Kulmiye Iska Wareejiyo Inta Aanu Saxaada Siyaasada Ka Bixin”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdoo Ahmed Aayar Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Xisbiga Kulmiye Iska Wareejiyo Inta Aanu Saxaada Siyaasada Ka Bixin "Daawo Muuqaal
https://youtu.be/xtuSECgW9DQ
...
Tuesday, September 28, 2021
-
Wakiilka Somaliland Ufadhiya Dalka Tiawan Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Loo Qaatay Ardayda Deeqda Waxbarasho Ka Heshay Tiawan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka Somaliland ufahiya dalka tiawan ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay xukuumada Somaliland uqaataday ardayda reer Somaliland ee deeqda waxbarasho ka heshay dalka tiawan oo hadal haynt badani ka ...
Tuesday, September 28, 2021
-
Dagaal Dhexmaray Ciidamada Itoobiya Iyo Kuwa Suudaan.
Khartoum(Berberatoday.com)-Militariga Sudan ayaa Shalay sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal. Ciidamada Ethiopia waxaa lagu qasbay inay dib uga gurtaan aagga Umm ...
Tuesday, September 28, 2021
-
Arsenal Oo Cashar Udhigtay Kooxda Tottenham Oo Marti Ugu Ahayd Garoonka Emirates…
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa Cashar u dhigtay kooxda Tottenham oo marti ugu ahayd garoonka Emirates, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League.
Qeybta hore ee ciyaart...
Monday, September 27, 2021
-
Madaxweyne Biixi Oo Digreeto Aamusan Agaasimeyaal Ku Magacaabay, Qaar Isku Beddelay, Kuwo Kalena Xilalkii Kaga Qaaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shalay Magacaabis, Isku-beddel iyo Xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Dawladda.
Ma Jirto Wareegto rasmiya o...
Monday, September 27, 2021
-
Urur Ay Ku Midaysan Yihiin Qareenno Soomaaliyeed Oo Maxkamadda ICC U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Dowladda Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Urur ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ...
Monday, September 27, 2021
-
Xogaha Laga Helayo Booqashadii Uu Madaxwayne Cabdiraxmaan Saylici Ugu Tagay Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Iyo Nuxurka Codsi Uu Ugudbiyay.
Dubai(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi saylici oo uu weheliyo wasiirka isgaadhsiinta iyo Technolajiyada jsl iyo iyo saraakiil kale ayaa maalintii shalay booqasho ugu tagay madaxwayni...
Monday, September 27, 2021
-
Hooyo Iyo Labba Carruur Ah Oo Lagu Xasuuqay Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Ceel-gaabta ay ku dhinteen ugu yaraan 8 qof oo shacab u badan.
Afhayeenka ciidanka Boo...
Monday, September 27, 2021
-
Mujaahid Cali Guray Iyo Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Madal Ilyartu Isqabtay Hadalo Siyaasiya Oo Doorashada Madaxtooyada La Xidhiidha Isku Waydaarsaday”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cali Guray Iyo Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Madal Ilyartu Isqabtay Hadalo Siyaasiya Oo Doorashada Madaxtooyada La Xidhiidha Isku Waydaarsaday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wXIKAbdjmlo
&...
Monday, September 27, 2021
« Previous Page — Next Page »