-
“Kuwa Shaqada Ka Dhigtay Xarunta Dhaqanka Waxan Umalaynayaa In Ay Yihiin, Kuwo Shaqo Kale Waayay”Siyaasi Cali Guray K
Kuwa shaqada ka dhigtay Xarunta Dhaqanka waxan u malaynayaa in ay yihiin kuwo shaqo kale waayay. Waayo marka hore Xarunta Dhaqanku waa haya’d waddani ah (National Agency) ee maaha haya’d shisheeye yaanay ahaanin dawliba hadii ...
Sunday, August 15, 2021
-
Xaruntii Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Oo Naafadii Hadhcad Laga Dareeriyay Shirkada Dahabshiil-na Xukumadu Ka Iibisay
Berbera(Berberatioday.com)-Shacabka Berbera Oo Saaka Ku Waabariistay Ciidamo Boolis Oo Dhagxaan Ku Kala Xidhay Jidadka Xaga Hore Iyo Dhinacyada Ka Mara Xarunta Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Sidoo Kale Waxa Dhismihii...
Sunday, August 15, 2021
-
Premier League: Qiimaha Tigidhka Daawashada Kooxaha Man Unated, Liverpool, Arsenal Oo La Shaaciyay
Xilli ciyaareedka Premier League oo bilaabamaya Jimcaha habeen dambe usbuuca ugu horreeyana ay jiraan kulamo adag sida Manchester United vs Leeds United & Man City vs Tottenham, waxa la shaaciyey sida ay u kala qaalisan yihiin...
Saturday, August 14, 2021
-
Bandhiga Buuga Joogaha Maqan Ee Abwaan Xasan Qawdhan Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barnaamij Dhamaystiran
Hargeysa(Berberatoday.com)-Bandhiga Buuga Joogaha Maqan Ee Abwaan Xasan Qawdhan Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barnaamij Dhamaystiran
https://youtu.be/wt8ogiL5pp0
Berberatoday.com...
Saturday, August 14, 2021
-
Xaggee ku dambeeyay Sanduuqii Horumarinta Dhallinyarada Somaliland Ee Lacagta badan lagu shubay?
W/Q guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Ee Xisbiga WADDANI Cabdirashiid cabdi Jaamac
Hambalyada Maalinta dhalinyarada adduunka ee xisbiga WADDANI
W/Q guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Ee Xisbiga WADDANI Cabdirashiid cabdi Ja...
Saturday, August 14, 2021
-
Xukuumada Cusub Iyo Dib Uhabeynta Xisbiga Kulmiye Ee Laga Filayo Madaxwayne Muuse Biixi Maxay Noqon Karaan Xiligani?
( Qalinka madaxweynaha ayaa aad loo qooraansanayaa bal cida uu qabto xiligani xasaasiga ah ).
Waxa aad loo hadal hayaa in Madaxweynaha Jamhuuriya Somaliland uu isku shaandhayn weyn ku sameynayo xukuumadiisa iyo guud ahaan dawla...
Saturday, August 14, 2021
-
Sheekh Axmed Iid Oo Bulshada Ku Booriyay In Ay Soomaan Maalinta 9aad Iyo 10aad Ee Bishan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Axmed Iid Oo Bulshada Ku Booriyay In Ay Soomaan Maalinta 9aad Iyo 10aad Ee Bishan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YitkvQfq0N4
Berberatoday.com...
Saturday, August 14, 2021
-
Xildhibaan Shiine Koodbuur Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Wasiirka Waxbashada, Sheegayna In Ay Golaha Uga Yeedhi Doonaan!
Hargeysa(Berberatoday.com)--Xildhibaan katirsan mudanayaasha cusub ee golaha wakiilada maxamed kood buur shine ayaa booqday dugsga waxbarasho ee maxamed mooge kaasi oo ay ka muuqato dayac isagoo eedo culus ujeediyay wasiirka wasaa...
Saturday, August 14, 2021
-
Xaaska Gudoomiyaha Tvga Bada Cas24 Oo Ka Warantay Qaabkii Ay Ciidamo Milatarig Ahi Uga Xidheen Gurigiisa Iyo Tacadi Ay Kula Kaceen”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaaska Gudoomiyaha televisionka Bada Cas24 oo maalintii sedexaad ku xidhan magaalada hargaysa ayaa warantay qaab argagax leh oo ciidamo milatari ahi ugu soo daateen guriga ugana odaygeeda iyagoo kula k...
Saturday, August 14, 2021
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Balan Qaaday Dhul Guryo looga Dhisi Doono Fanaaniinta Reer Somaliland!
“Halkan Kuma Soo Koobi Karo Qiimihii Iyo Qofkii Uu Ahaa Abwaan Xasan Qawdhan Alle Ha,unaxariistee”Maayar Cabdikariim.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge oo caawa ka qaybgalay muna...
Saturday, August 14, 2021
« Previous Page — Next Page »