|
Warar
-
Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Somaliya Oo Muqdisho Ku Geeriyooday
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii guddiga xallinta Khilaafaadka ee doorashada Somaliya C/llaahi Abyan Nuur ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho.
Wararka Laga helayo geerida guddoomiyih...
Saturday, August 14, 2021
-
The International Crisis Group Oo Warbixin Cajiib Ah Ka Qortay Doorashooyinkii Somaliland Ka Qabsoomay 31may!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda Caalamiga ah ee Qulqulatooyinka Adduunka ee loo yaqaano The International Crisis Group, ayaa majeertay Doorashooyinkii Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanka ee ka qabsoomay Jamhuuriyadda Somal...
Saturday, August 14, 2021
-
Mujaahid Axmed Mire Oo Ka Sheekeeyay Taariikhdii Halgamaa Maxamed Xaashi Diiriye “Lixle”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Axmed Mire Oo Ka Sheekeeyay Taariikhdii Halgamaa Maxamed Xaashi Diiriye “Lixle”Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0kWw1f5pAtc
Berberatoday.com...
Friday, August 13, 2021
-
Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Faratoon Uu Is Casilayo!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka xisbiga KULMIYE Cabdinaasir Buuni ayaa jawaab ka bixiyay warwar ku aaddan inuu is casilayo Xil. Faratoon oo xisbigaasi uga soo baxay gobolka Sool.
War shalay ku soo baxay Wargeyska Waab...
Friday, August 13, 2021
-
Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Xadhiga Wasiirka Gaashaandhigu Kula Kacay Maareeyihii Tvga Bada Cas Iyo Xubno Kale”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin katirsan xisbiyada mucaaridka ee Somaliland ee wadani iyo ucid ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacay maareeyihii tvga bada cas iyo xubno kale oo uu xadhigooda ka danbeey...
Friday, August 13, 2021
-
Qoraa Boobe Oo Ka Waramay Qaabkii Mujaahid Lixle Ujabiyay Jeelka Madheera Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa Guulihii SNM!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (boobe) oo kamid ah saraakiishii bud dhiga u ahayd hlagankii jabhadii SNM Ku xoraysay gayiga Somaliland ayaa ka waramay taariikhda muj lixle alle ha,unaxariistee iyo qaa...
Friday, August 13, 2021
-
Dadwaynaha Deegaanka Maqaaxida Inanta Oo Siwayn Uga Cawday Dhul Boob Iyo Tacadi Uu Ku Hayo Xildhibaan Hore Iyo Baaq Ay Udireen Madaxwayne Biixi Iyo Maayarka Caasimada!
“Maayarka Caasimada Waxaanu ka codsanayaa In Uu Deg Deg Noosoo Gaadho,Nagana qabto dadkan magacii dawlada hoose ku shaqaynayna ilayn magaaladu laba Maayar Ma lahee”Dadwaynaha Makhaaayada Inanta.
Hargeysa(Berberatoday.com)-)...
Friday, August 13, 2021
-
Wargeys Caalami Ah Oo Sheegay In Xidhiidhka Sirdoonka Iyo Wada Shaqaynta Bulshadu Uu Sabab U Yahay In Aanay Al-shabaab Cag Soo Dhigin Ciidda Somaliland!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wargeys wax ka qora Arrimaha la xidhiidha, Difaaca, Amniga Caalamka iyo dagaallada, ayaa War-bixin uu baahiyey wuxuu kaga hadlay Amniga guud ee Somaliland, sida Shacabka iyo Hay’adaha Amnigu iskaga kaa...
Friday, August 13, 2021
-
“Geeridii Lixle Waxay Gilgishay Wadanka Oo dhan, Oo Ay Kicisay, Qiimaheeda Iyo Hogaaminteedana Wuu Lahaa”Mujaahid Ibraahim Dhagawayne”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Xuseen “Dhagawayne” oo Kamid ahaa saraakiishii SNM Ee horseeday dib ulasoo Noqoshada madaxbaaninada Somaliland oo caawa ka qaybgalay bandhiga bug laga qoray Alle Ha,unaxariistee Muj...
Friday, August 13, 2021
-
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Bandhiga Buuga Astaan Halgan Ee Laga Qoray Halgamaagii SNM Mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye(Lixle)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqaalka Bandhiga Buuga Astaan Halgan Ee Laga Qoray Halgamaagii SNM Mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye(Lixle)
https://youtu.be/qDXABVRCqTI
Berb...
Friday, August 13, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|