Wasiir Hore, Cadaani Oo Ka Hadlay Marxaladda Dalku Marayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) oo Xukuumaddii hore ee Axmed-sillaanyo ka soo qabtay xilal wasiirnimo ayaa ka hadlay marxalada siyaasadeed ee dalku halkay marayo, waxaanu ku tilmaamay ...
Xildhibaan KULMIYE Uga Soo Baxay Awdal Oo Ku Biiray Isbahaysiga Mucaaradka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxammed Xuseen Maydhane oo xisbiga Kulmiye uga soo baxay gobolka Awdal, ayaa ku dhawaaqay in uu taageerayo isbahaysiga xisbiyada mucaarad ka, kadib markii xildhibaanada gobolka Awdal ay iska ...