Nuxurka Maqaal Madaxweyne Biixi Ku Daabacay Newsweek
Madaxweynaha Somaliland ayaa maqaal uu ku qoray wargeyska weyn ee Newsweek ee Maraykanka waxa uu kaga hadlay ahmiyadda ay leedahay in Madaxweynaha Maraykanka Mr Joe Biden siyaasaddiisa arrimaha dibadda ee ku aaddan Geeska Afrika...
Dawlad Jabuuti Oo Iibinaysa Saami Ka Mid Ah Shirkadeeda Is-Gaadhsiinta
Jabuuti(Berberatoday.com)-Jabuuti ayaa markii ugu horreysay shaacisay qorshe ay saami ka mid ah shirkadeeda is-gaadhsiinta uga iibineyso shirkado gaar loo leeyahay si shirkadda is-gaadhsiinta ee dowladda loo horumariyo isla markaa...
Beesha Caalamka Oo Weli Diidan Bixinta Lacagta Doorashooyinka Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Doorashada Soomaaliya, ayaa u muuqata inaanay ku dhici karin waqtiga loo asteeyey ee ah 10 bisha October sida lagu dhigay heshiiskii ay Muqdisho ku kala saxeexdeen madaxda Maamul Goboleedyada iyo Ra’ii...
Monday, July 12, 2021
Gabadhii Ugu Horraysay Ee Soomaali Ah Ee Addis Ababa Xildhibaan Ka Noqota
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Saxarla Cabdullaahi Bahdoon, wasiiru dowlaha arrimaha Caafimaadka dowladda Federaalka ee waddanka Itoobiya ayaa inta la og yahay noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee xildhibaan loogu doorto ...