Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Digniin Adag Udiray……
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska guud ee ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland, ayaa waxaa ay digniin adag u direen dadka ku nool deegaanada Xeebaha ee Somaliland.
Waxaa sidaasi lagu sheegay War-murtiyeed ka soo baxay Taliska ...