Dad Ku Dhintay God Ku Dumay Duleedka Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ugu yaraan afar qof, ayaa dhintay kadib markii uu ku dumay god ay dhagax ka qodanayeen oo loo yaqaano kaawo oo ku taal duleedka Muqdisho.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar (Saalax ...
Wednesday, July 7, 2021
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Arrinta Ardayga Lagu Dilay Magaaladda Boorama
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga Waddani Maxammed Faarax Cabdi, ayaa ku baaqay in baadhis lagu sameeyo arrinta ardayga lagu dilay Boorama
Xoghayaha, ayaa sheegay in ay xisbi ahaan ku baaqayaan in ...