“Waa Muhiim In Doorashada Soomaaliya Wakhtigeeda Lagu Qabto…James Swan
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Sooomaaliya, ayaa sheegay in wakhtigeeda lagu soo geba-gebeeyo hanaanka doorashada Soomaaliya ay muhiim tahay, xilli ay muuqato inay dib uga dha...