Leicester City Oo Ku Guulaystay FA CUP Kadib Markay Garaacday Chelsea
London(Berberatoday.com)-Leicester City ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay koobkeedii ugu horreeyay ee tartanka FA Cup-ka kaddib markii ay kaga adkaatay kooxda Chelsea 0-1, ciyaar xiiso badan ay ku wada ciyaareen garoonka Wembley.
...