Ciidan Ka Socda Dalka Nigeria Oo Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Nigeria ayaa 144 Sarkaal oo boolis ah u soo dirtay Soomaaliya, iyagoona qayb ka ah Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika.
Saraakiishan oo la socday diyaarad ay Qaramada Midoobey leedah...