Weeraro Is-miidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Kaniisad Ku Taalla Indonesia
Makassar(Berberatoday.com)-Laba qof oo ismiidaamiyay ayaa isku qarxiyay bannaanka kaniisad katoolik ah oo ku taal magaalada Makassar, ee caasimada gobolka South Sulawesi ee dalka Indonesia, ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhaawacmay wee...