-
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xil Axmed Xaashi Oo Katirsanaa Golaha Guurtida Somaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha,Unaxariistee waxaa maanta Magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay marxuum Xildhibaan axmed xaashi cabdi oo ku geeriyooday dalka turkiga Maydkiisa la keen dalka maantana lagu aasay xabaalaha...
Wednesday, March 24, 2021
-
Wasiirka Biyaha Oo Sheegay In Reer Somaliland Lagula Yaabo Sida Aanay Ugu Diyaar-garoobin Dhibaatada Biyo La’aanta Iyo Abaaraha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa sheegay in marmarka qaarkood Dadka reer Somaliland lagula yaabo sida aanay ugu diyaar-garoobin Abaaraha iyo dhibaatooyinka ka...
Wednesday, March 24, 2021
-
Komishanka Qaranka Iyo Sedexda Xisbi Oo Kala Sexeexday Xeer Muhiim U Ah Doorashooyinka Isku Sidkan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka qaranka iyo Saddexda Xisbi Qaran ayaa Munaasibad si wayn loo soo Agaasimey ku kala sixiixday Xeerka Anshaxa iyo Hab-dhaqanka kaasoo dhaqan-gelintiisu ku waajibayso dhammaan dhin...
Wednesday, March 24, 2021
-
“Xukumada Iyo Madaxdeedu Haday Faraha Iga Bixiwaayeen Waa Laygu Guban Doonaa”Musharax Shuceyb Maxamed Muuse”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse oo kamid musharixiinta xisbiga ucid golaha wakiilada ee gobolka maroodi ayaa si kulul uga hadlay faro galin ay musharaxnimadiisa ku hayaan xubno uuu sheegay in ay k...
Tuesday, March 23, 2021
-
Dawlada Eritrea Oo Si Adag Ucambaareysay Cuno qabateynta Ay Kusoo Rogtay Midowga Yurub
Asmara(Berberatoday.com)-Eritrea ayaa cambaareysay waxay ay ku tilmaantay go’aanka ‘bahdilka ah’ kadib markii Midowga Yurub uu cunaqabateyn kusoo rogay xafiiska amniga u qaabilsan dalkaas arrimo la xidhiidha eedeymo ku saabs...
Tuesday, March 23, 2021
-
Shacabka Magaalada Jig jiga Oo Maanta Iskugu Soo Baxay Tukashada Salaad Roob Doon Ah.
Jigjiga(Berberatoday.com)-Salaad Roob doon ah ayaa maanta laga tukaday magaalada Jigjiga, iyadoo shacab aad u badan isugu soo baxeen garoonka kubadda cagta ee Jigjiga.
Maamulka u sarreeya Golaha Arrimaha Islaamka ee DDS, Cu...
Tuesday, March 23, 2021
-
Xukuumadda Oo Shaacisay Sida Gobollada Somaliland Ugu Kala Badan Yihiin Geerida Uu Sababayo Xanuunka Covid_19 & Khatarta Jirta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cabdillaahi Bade, ayaa ka dayriyey Xaaladda uu Xanuunka Covid_19 ka marayo Somaliland iyo sida xawliga ah ee uu u faafayo.
Wasiirka Caa...
Tuesday, March 23, 2021
-
Sarkaal Katirsan Ciidanka Somaliland Oo Ka Waramay Cudurka Covid-19 Oo Uu Ka Bogsaday.
Burco(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka asluubta ee gobolka togdheer oo uuu haleelay xanuunka coronavirus ayaa ka waramay xanuunkaa haleelay oo uu hada ka bogsaday
Sidoo kale tlaiye bane ayaa fariin la xidhiidha xanuunka coro...
Tuesday, March 23, 2021
-
Madaxwaynaha Dalka Kenya Oo Hakiyay Khudbad Uu Jeedinayay Kadib Markii Uu Maqlay Eedaanka Salaada”Daawo Muuqal
Tanzania(Berberatoday.com)-Madaxwayne Dalka kenya uhura kenyata ayaa sameeyay arin soo jeedatay dadka islaamka ah kadib isagoo khudbadayna markii uu maqlay eedaanka salaada uuna joojiyay hadalkiisii ilaa intii Uu dhamaanayay E...
Tuesday, March 23, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Ololaha Qaran Ee Tallaalka Xanuunka Covid-19 Iyo Madaxda Qaranka Ugu Sarreeya Oo Is Tallaalay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19 oo dalka ka bilaabmay, waxana uu madaxweynuhu si rasmi ah u qaatay d...
Tuesday, March 23, 2021
« Previous Page — Next Page »