-
Soomaaliya Oo Caalamka Ka Codsatay Dhaqaale Loogu Gurmado Dad Abaar Iyo Cunto Yari Waajahay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya, ayaa Qaylo-dhaan u dirtay Dalalka Qaadhaan-bixiyeyaasha ah, si kaalmo deg-deg ah ula soo gaadhaan Dad gaadhaya 2.7 Milyan oo Qof, kuwaasi oo waajahaya Cunto yari.
Qoraal Wasaaradd...
Thursday, March 25, 2021
-
Markab Xanibay Marin Biyoodka Suways Canal Iyo Saamaynta Isku Socodka Dunida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Markab wayn oo ah nooca Conatinerska Xambaara ayaa ku xubaanay marin biyood Canal suways ee dalka Masar ee isku xidha dunida badi waxaana lalal tacaalayaa sidii looga qaadi lahaa markab kan xanibay oo dh...
Thursday, March 25, 2021
-
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Gaashaanle Sare Maxamed Cabdillahi Cartan(Rujiye)
Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Gaashaanle Sare Maxamed Cabdilaahi Cartan Oomar Oo Loo Garan Ogaa(Rujiya) Oo Saaka Ku Geeriyooday Hargeysa.
Marxuumku Waxa Uu Ahaa Sarkaal Sare Oo Ciidamada Ah ...
Thursday, March 25, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Sheegay In Aanay Taageeray Doorasho Hal Dhinac Oo Somaliya Ka Dhacda
Muqdisho(Berberatoday.com)-War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa lagu sheegay in aan marnaba la aqbali doonin mudo korarsi ama doorasho hal dhinac.
“Dhammaan hoggaamiyayaasha m...
Thursday, March 25, 2021
-
Wiil Uu Dhalay Muj Xasan Yoonis Habane Oo Si Adag Uga Hadlay Faro Galinta Ay Xukuumadu Ku Hayso Musharax Shucayb.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Muj Xasan Yoonis Habane oo kamid Ah Dayartii Ay Dhaleen Haldoorkii usoo halgamay xoriyada Madaxbanaanida somaliland ayaa si kulul uga hadlay faro galin ay xubno xukuumada kamid ah ku hayaan musha...
Thursday, March 25, 2021
-
Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Sheegay In Aanay Haynin Mishiinka Lagu Baadho Xanuunka Covid19.
Sanaag(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobolka Sanagaa Eng Axmed Cismaan Xasan ayaa ka dayriyay haliska cudurka coronavirus uu ku hayo bulshada gobolka islamarkaana sheegay in aanay haysan mishiinka lagu baadho ka gobol ahaan ka ogx...
Thursday, March 25, 2021
-
Dawlada Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Nashqada Waddo Tareen Isku Xidhaysa Somaliland Iyo Itoobiya Oo La Hirgalinayo.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada itoobiya ayaa markii uhoraysa soo bandhigtay qorshaha wado tareen oo isku xidhay Somaliland iyo itoobiya taasi oo lagaga dooday shir ka dhacay magaalada adis ababa ee caasimada itoobiya Waxaan...
Thursday, March 25, 2021
-
Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Xilkii Iskacasilay Iyo Sababto Uu Sheegay
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Cabdiraxmaan Cilmi Guuleed ayaa Xilkii Iskacasilay Iyo Sababto Uu Sheegay
Sabab ta Iscasilaada Xilka uu hayay ayuu waraaqdan Hoos Ku Lamaan Ku faahfaahiyay
...
Wednesday, March 24, 2021
-
Dawlada Kenya Oo Amar Deg Deg Ah Kusoo Saartay Inay Haayada UNHCR Xidho Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Iyo Kaakuma
Nairobi(Berbera(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya ayaa 14 maalmood u qabatay Ha'yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR si ay ula timaaddo qorshe lagu xidhayo Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma, sida ...
Wednesday, March 24, 2021
-
Raysal wasaaraha Itoobiya Oo Qiray In Ay Xadgudubyo Dagaal Ka Dhaceen Gobolka Tigreey.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay qiray in xadgudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka dhaceen gobalka Tigree-ga, intii uu dagaalka ka socday.
Raiisal wasaaraha Itoo...
Wednesday, March 24, 2021
« Previous Page — Next Page »