|
Warar
-
“Muuse Biixi Waxaan Lahaa Kala Eed La’aade Laakin Hadda Ayuu Gurigaygii Iigu Soo Galay” Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Muuse Biixi Waxaan Lahaa Kala Eed La'aada Laakin Hadda Ayuu Gurigaygii Iigu Soo Galay" Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqal
https://youtu.be/-AZtlulkpME
Berbera...
Wednesday, February 10, 2021
-
Cilmi Baadhis Sheegtay In Dadka Aduunka Ku Nool Shantii Qofba Hal Qof Udhinto Dhibaatada Kasoo Gaadha Tamarta Shiidaalka Laga Dhaliyo
Berbera(Berberatoday.com)-Cilmi baadhis lagu daabacay Joornaalka cilmi baadhista deegaanka wax ka qora ayaa lagu sheegay in shantii qof ba hal qof oo dadka qaangaadhka ah kamid ahi u dhintaan dhibaatada ay sababto Shidaalka tama...
Wednesday, February 10, 2021
-
Xildhibaan Baar Siciid Oo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Ugu Baaqday In Uu Joojiyo Saacadaha Dadka Lagu Qasbayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Baar Siciid oo katirsan xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadashay wareegto wakaalada biyaha hargaysi soo saartay oo dadka lagu qasbayo in ay xidhaan kuwaasi oo qaali ...
Wednesday, February 10, 2021
-
Sucuudiga Oo Somaliland Dib Ugu Soo Celiyey Markab Sida Xoolo Dhan 17000 Oo Neef!
Burco(Berberatoday.com)-Dawladda Sucuudi Carabiya, ayaa Somaliland dib ugu soo celisay Xoolo ka badan 17 Kun oo Adhi ah.
Xoolahan oo markii hore ka dhoofay Dekedda Magaalada Berbera ee Somaliland isla-markaana gaadhay dalka Suc...
Wednesday, February 10, 2021
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Qaabilay Dhallinyaradii Soo Dhamaysatay Barnaamijka Shaqo Qaran Ee Ka Hawl-galaysa Maxkamadaha Dalka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida Cadaaladda jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadam Xaaji Cali oo Ay wehelinayeen guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Farxaan Aadam Haybe, ...
Wednesday, February 10, 2021
-
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Doorashooyinka Somaliland Ee Lafilayo Inay Qabsoomaan 31/05/2021.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dowladaha dunida ee taageera hannaanka dimuquraadiyadda iyo doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay doorka ay farsamo ahaan iyo dhaqaale ahaan ka qaadanayaan doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo wak...
Wednesday, February 10, 2021
-
Cabdiqaadir Jirde Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Musharraxiinta Golayaasha Uga Tartamaya Xisbiga Wadani”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdiqaadir Jirde Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Musharraxiinta Golayaasha Uga Tartamaya Xisbiga Wadani"Daawo Muuqal
https://youtu.be/fC_ZxJ6ZiRw
Berberatoday,.c...
Tuesday, February 9, 2021
-
Ramaax Cali Hayste Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Oo Eedo Culus Ujeediyay Masuuliyiin Ajinabiya Oo Ushaqeeya Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Maamusha”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Ramaax Cali Hayste Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Oo Eedo Culus Ujeediyay Masuuliyiin Ajinabiya Oo Ushaqeeya shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Maamusha"Daawo Muuqal
https://youtu.be/cBYD0zuGLH...
Tuesday, February 9, 2021
-
SIDA LOOGU BADHEEDHAY BULSHADA SAAXIL & TIXGELIN LA,AANTA AY DOWLADU KU HAYSO”QALINKII CABDIKHAALAQ CABDILAHI AWMAXAMED
SIDA LOOGU BADHEEDHAY BULSHADA SAAXIL & TIXGELIN LA,AANTA AY DOWLADU KU HAYSO
(Tirtirista Masuuliyiinta Kasoo Jeeda Gobolka, Qadinta Mashaariicda Kasocda Dalka, Quudhsiga Shaqaalaha & Qawadka Bulshadu Waa Qoomamoo...
Tuesday, February 9, 2021
-
Dowladda Ingiriiska Oo Madaxda Soomaaliya Ugu Baaqday Inay Si Deg-deg Ah Ukulmaan
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa ku baaqay in la dar-dargaliyo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, iyadoo lagu jaan-goynayo heshiiskii la gaadhay 17-kii bishii September ee sanadk...
Tuesday, February 9, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|