-
Waayeel Iyo Waxgaradka Reer Muqdisho Ah Oo Sheegay In Shacabkoodu Dhib Ku Qabeen Mudi Xileedkii Madaxweyne Farmaajo Somaliya Hogaaminaayay Faashilna Uu Ku Dhamaystay”Daawo Muuqal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waayeel Iyo Waxgaradka Reer Muqdisho Ah Oo Sheegay In Shacabkoodu Dhib Ku Qabeen Mudi Xileedkii Madaxweyne Farmaajo Somaliya Hogaaminaayay Faashilna Uu Ku Dhamaystay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/dWNw...
Tuesday, February 9, 2021
-
Wasiir Katirsan Dowladda Xamar Oo Sheegay In Somaliya Uu Ka Jiro Musuq-maasuq Weyn
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka waxbarashada dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya uu ka jiro musuq-maasuq weyn oo u baahan in wax laga qabto.
Wasiirka oo khudbad ka jeediyay ...
Tuesday, February 9, 2021
-
Ciidammada Sucuudiga Oo Soo Ridday Diyaarad Drone Ah
Sanca(Berberatoday.com)-Milatariga Sacuudiga ayaa sheegay inay burburiyeen diyaarada nooca Dronke ah oo hawada Sacuudiga soo gashayoo ay leeyihiin Xuutiyiinta Yemen.
Waa amrkii shanaad oo laba maalmood gudahood dhacda. Axaddii ...
Tuesday, February 9, 2021
-
Maxaa Uqabsoomay Madaxweynaha Wakhtigu Ka Dhammaaday Ee Dawlada Xamar Muxuuse Ku Fashilmay?
Muqdisho(Berberatoday.com)- Maanta oo ay ku egtahay muddo xileedka dastuuriga ah ee afarta Sanno ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdillaahi Maxamad Farmaajo oo xilka loo dhaariyay 8-dii February 2017 kadib doorasho uu kaga guu...
Tuesday, February 9, 2021
-
Midkamid Ah Odayaasha Deegaanka Garabis Oo Ka Hadlay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Labada Musharax Ee Xisbiga Ucid Iyo Sidii Ay Wax Udhaceen+ Cida Bixisay Amarka Xadhigooda!
“Xadhiga Musharax Raage Iyo Maxamuud, Xadhigooda Waxaa Amray Madaxwayne Muuse Biixi”Oday Cabdi Cali Oo Ku Sugan Deegaanka Garabis ee laga soo xidhay labada musharax Ee Xisbiga Ucid.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Bo...
Tuesday, February 9, 2021
-
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Itoobiya Iyo Ujeedada Safarkooda!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminyo wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland ayaa galabta safar ugu kicitimay ismaamulka somalida itoobiya waxaana wafti ka socday Somaliland xadka labada dale e wajaale kusoo dhaweeyy was...
Tuesday, February 9, 2021
-
Abwaan Xasan Dhuxul Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay In Uu Sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi Jeex.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) Oo kamid ah bawaanada dhalinyarada ah ee ugu Caansan Gayiga somalida guud ahan yaa manta si rasmi ah Ushaaciyay in Uu usharaxan yahay doorashada golaha wakiilad...
Tuesday, February 9, 2021
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Kormeer Uu Ku Sameeyay Degmooyinka Caasimadda”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Kormeer Uu Ku Sameeyay Degmooyinka Caasimadda"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ApyoyXT2jF0
Berberatoday.com...
Tuesday, February 9, 2021
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Laba Musharax Oo Kasoo Jeeda Jufada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xisbiga Ucid Iska Sharaxay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga utaxaabay labada musharax ee Kala ah Raage oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo Maxamuud oo usharaxan golaha deegaanka hargaysa kana s...
Tuesday, February 9, 2021
-
“Xilka Lay Magacaabay Waa Xil Qaran Oo Xisbi, Beeruhuna Waa Shaqadaydii..”Musharax Ex Wasiir Shucayb Maxamed Muuse”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Ayaa Dareen Celiyay Xil Uu manta Umagacaabay Gudoomiyyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Umagacaabay Xoghayaha Beeraha Ee xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka E...
Tuesday, February 9, 2021
« Previous Page — Next Page »