-
“Madaxweyne Muuse Isku Xisbi baanu ahaynoo Dadku Muxaafid Bay Moodi Jireen Mucaarad Gudaha ah Buu ahaa”Siyaasi Mawliid Waris
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Mawliid Waris C.laahi Oo kamida Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani horeuna usoo noqday xoghayihii dawlada hoose hargeisa, ayaa madal uu ka jeediyey khudbad oo xisbiga waddani kusoo dh...
Sunday, January 31, 2021
-
Dalka New Zealand Oo Xadkeeda Dunida Ka Xidhatay Iyo Saamaynta Ay Yeelatay Soomaalida”Daawo Muuqal
New Zealand(Berberatoday.com)-Dalka New Zealand Oo Xadkeeda Dunida Ka Xidhatay Iyo Saamaynta Ay Yeelatay Soomaalida"Daawo Muuqal
https://youtu.be/qjO0Vq3qD_A
Berberatoday.com...
Sunday, January 31, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Hawlan Qorshaha Ay Ku Bilaabayaan Kaadh Qaybinta.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa bilaabay tababarida Guddoomiyeyaasha Komishanka ee gobollada iyo Degmooyinka dalka.
Tabobarkan ayaa waxa uu ku saabsan yahay Hannaanka Kaadh/Goob Baddelk...
Sunday, January 31, 2021
-
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Oo Madaxwaynaha Jabuuti Ugu Baaqay In Uu Ka Shaqeeyo Aqoonsiga Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland xildhibaan Axmedyasiin Sheikh Cali Ayaanle ayaa ka hadlay codsi dawlada Somaliland ugudbisay madaxwaynaha dalka jabuuti oo ay aga dalbatay in uu...
Sunday, January 31, 2021
-
Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharaxnimada Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaanka xisbiga kulmiye ayaa aqbalay in Cabdiraxmaan maxamuud caydiid oo markale noqda mushar Utaagan doorashada golaha deegaanka caasimada hargaysa ee Uu hada maayarka ka yahay.
Waxaana maayarka...
Sunday, January 31, 2021
-
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Hadlay Wakhtiga Uu Somaliland Soo Gaadhayo Talaalka Xanuun Covid 19.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ka warbixiyay wakhtiga uu Somaliland soo gaadhayo talaalka xanuunka coronavirus kaasi oo dalal ay Somaliland kamid tahay ay ka cawinayaa wadamada G20
htt...
Sunday, January 31, 2021
-
Golaha Guurtida Somaliland Oo La Isugu Yeedhay Kulan Deg-deg Ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mudaneyaasha Golaha Guurtida Oo Kulan Degdeg ah La Isugu Yeedhay
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa kulan deg deg ah ugu baaqay Mudaneyaasha Golaha Guurtida oo fasax ku maqa...
Sunday, January 31, 2021
-
“Musharixiinta Ardaayaysan Iyo Rejeda Soo Bixitaankooda Ama Dhicitaankooda”!Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hadda sida xaalka Somaliland yahay ama ha Noqdo Musharax Baarlaman ama mid Gole degaan eh inta aan xisbiyo la gaadhin Musharaxnimadu waxay marka hore ka soo unkamaysaa Ardaayo. Taas oo ah wixii la odhan ...
Sunday, January 31, 2021
-
Wafti Ka Socda Dalka Ruushka Oo Lagu Soo Dhoweeyey Caasimada Somaliland Iyo Ujeedada Safarkooda!.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa Madaarka Hargeysa kusoo dhoweyey Wafti sare oo ka socda dalka Dalka Ruushka, kuwasoo daynaynaa in ay maalgashi ku sameeyaan ...
Sunday, January 31, 2021
-
Wax Ka Ogow Ciyaarta Arsenal Iyo Man Unated Caawa dhex Mari Doonta Iyo Xaqiiqooyinka Ku Xidhiidhsan
London(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah xifaaltanka muuqda ee Premier League ayaa galaya boggiisa ugu dambeeya caawa oo Sabti ah marka ay Arsenal ku soo dhaweyso Kooxda Manchester United garoonkeeda Emirates.
Todob...
Saturday, January 30, 2021
« Previous Page — Next Page »