-
“Wakaaladda Biyaha Hargeysa Madal Ganacsi Bay Noqotay,”Xisbiga Waddani”Daawo Muuqal
Hargeysa(BErberatoday.com)-“Wakaaladda Biyaha Hargeysa Madal Ganacsi Bay Noqotay,”Xisbiga Waddani"Daawo Muuqal
https://youtu.be/9y66oQmzIzA
Berberatoday.com...
Saturday, January 30, 2021
-
‘Hadalkii Wasiirka Warfaafintu Dube Waxa Uu Ahaa Mid ka Fog Habdhaqanka Diblaamasiyada”
Muqdisho(Berberatoday.com)-Hadalkii kazoo yeedhay wasiirka warfaafinta somaliya cismaan ee uu kaga jawaabay warbixin kazoo saaray xuduudka somaliya iyo Kenya ayaa lagu timaamay in uu ahaa mid ka madhan afka dubilamaasiyada ee lagu...
Saturday, January 30, 2021
-
Dawlada Maraykanka Oo Markale Fariin Culus U Diray Madaxwayne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka dalka maraykanka ufadhiya somaliya ayaa fariin culus kazoo saaray khilaafka kataagan doorashooynka somaliya digniina udiray madaxwayne farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada.
...
Saturday, January 30, 2021
-
“Golayaasha Deegaanada Waa Loo Baahnaa In Dhiig Cusub Lagu Talaalo, Si Kor Loogu Qaado Tayadooda”Siyaasi Cali Guray,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo Kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee ka faalooda xaalada Taagan iyo isbadalada ka socda geeska Africa ayaa ka hadlay Muhiimada ay bulshada uleedahay in ay...
Saturday, January 30, 2021
-
Sheekh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Oo Baaq Nabadeed Udiray Dagaalada Udhexeeya Qoomiyadaha Somalida Iyo Canfarta Ee Dalka Itoobiya,
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul baledka gobolka awdal sheekh cabdilaahi sheekh cali jawhar ayaa madaxdaqameedka qoomiyada somalida iyo canfarta ee wada dega dalka itoobiya oo dagaalo qabaa,iil udhexeeyaan ugu baaqay in ay dh...
Saturday, January 30, 2021
-
Maareye Kuxigeen Cusub Oo Wakaalada Biyaha Berbera Loo Soo Magacaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada khayraadka Biyaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa usoo magacabay Maareye Kuxigeenka Wakaalada Biyaha Berbera Abokor Bile Isxaaq Oo Ka Tanaasulay Musharax Gole Deegaan Ee Degmada Berbera l...
Saturday, January 30, 2021
-
“Cabdicasiisoow Waxaan Ku Leeyahay Kadaa Cabdalla Abokor, Kala Qaybinta Iyo Burburinta”Ugaas Cabdirasaaq.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali Oo kamid ah Madaxdhaqameedka reer Somaliland gaar ahaan Deegaanka Allaybaday Ee Gobolka Gabiley ayaa siyaasiyiinta beeshiisa Hormuudka u ah ugu baaqay in aanay bulshada isk...
Saturday, January 30, 2021
-
Ramaax Cali Hayste oo Ka Sheekeyay Taariikhda Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Iyo Korneyl Cabdillahi Xaaji Siciid Oo Dharkeyn Geeye Dawladii Kacaanku Ku Dishay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Ramaax Cali Hayste oo Ka Sheekeyay Taariikhda Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Iyo Korneyl Cabdillahi Xaaji Siciid Oo Dharkeyn Geeye Dawladii Kacaanku Ku Dishay"Daawo Muuqal
https://you...
Friday, January 29, 2021
-
General Cali Maxamed Maxamuud(Bog-madow)Oo Xasuuq Ka Geystay Deegaanada Somaliland Xiligii Dawladii Maxamed Siyaad Barre Iyo Wasiir Cismaan Dubbe Oo Inuu Sawir Lagalo Ku Faraxsan
Waa kuma Gen ina Bogmadow ee la sawiran Wasiir Dube "
Ninka Gen ah ee la sawiran Wasiir dube magaciisa waxa la yidhaahdaa Gen Cali Maxamed Maxamuud ( Bog-madow) waxaanu ku magac dheer yahay Ina bogmadow .
Hadaba ...
Friday, January 29, 2021
-
Xildhibaan Soo Jeediyey In Doorashada La Qabto Markay Dhammaato Muddo-kordhinta Golaha Wakiilladu
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay Doorashooyinka isku sidkan ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee la filayo in sannadkan...
Friday, January 29, 2021
« Previous Page — Next Page »