-
Wasiir Hore Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Soo Foolka Leh Iyo Muddo-kordhinta Aan Weli dhamaanin Ee Wakiillada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdi Siciid Faahiye oo Xukuumaddii hore ee Axmed-Siilaanyo ka soo qabtay xil wasiirnimo ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka ee la filayo i...
Friday, January 29, 2021
-
Taliska Booliska Somaliland Oo Ka Dayriyey Xaaladda Saldhigyada Iyo Baadhayaasha Kiisaska Gacanta Ku Haya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladda ay ku sugan Saldhigyada Booliska ee dalku.
Taliyaha guud ee Ciidammada Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale) oo Shalay Tababbar u fur...
Friday, January 29, 2021
-
Suldaan Maxamud Xamaas Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababtay Usoo Sharaxeen Maxamud Dhego Iyo Eng Axmed Cali Nuur”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Suldaan Maxamud Xamaas Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababtay Usoo Sharaxeen Maxamud Dhego Iyo Eng Axmed Cali Nuur"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Z9Gx8w3h-tw
...
Friday, January 29, 2021
-
Aqoonyahan Khaalid Maxamud Xuseen Oo Kelmad Qiimo Leh Ka Jeediyay Xaflada shaacinta Musharixiinta Maxamud Dhego Iyo Eng. Axmed Cali Nuur”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Khaalid Maxamud Xuseen Oo Kelmad Qiimo Leh Ka Jeediyay Xaflada shaacinta Musharixiinta Maxamud Dhego Iyo Eng. Axmed Cali Nuur"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Nv-uoFw_6tQ
...
Friday, January 29, 2021
-
Akhri Magacyada Ganacsatada Reer Tog-Wajaale Ee Dawlada Itoobiya Xayirtay Dhammaanba Hantidii Baananka U Taalllay, Eedaha Loo Haysto Iyo Sababta Baanka Dhexe Gulufkii Ugu Cuslaa Ugu Qaaday Ganacsatada
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Baanka dhexe ee Xukuumadda Federaalka Waddanka Itoobiya ayaa gabi ahaanba Xayiray, Dhaqdhaqaaqii Maaliyadeed iyo Ganacsina hawada ka saartay Boqollaal Ganacsato ah oo waaweyn oo ay xataa ku jiraan Ugu...
Friday, January 29, 2021
-
Siyaasi faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti, Sheegayna In Uu Kasoo horjeedo Dawladnimada Somaliya”Daawo Muuqal
Nairobi(Berberatoday.com)-Siyaasi faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti, Sheegayna In Uu Kasoo horjeedo Dawladnimada Somaliya,
https://youtu.be/yINru70KkCI
Berber...
Friday, January 29, 2021
-
Dawlada Jabuuti Oo Iska Fogaysay Eedaymo Ay Usoo Jeedisay Somaliya,
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay eedaymo uga yimid maamulka somaliya kadib markii gudidii xaqiiqo raadinta ee xuduudka udhexeeya somaliya iyo Kenya warbixin soo saaray
https://youtu.be/hwQ-u...
Friday, January 29, 2021
-
Daawo:F.C.Waraabe oo si adag uga hadlay Boobka Dhulka Berbera+Eedo uu ku hurgufay Shir-gudoonka Barlamaanka S/land
Daawo:F.C.Waraabe oo si adag uga hadlay Boobka Dhulka Berbera+Eedo
uu ku hurgufay Shir-gudoonka Barlamaanka S/land
...
Thursday, January 28, 2021
-
Abiy Axmed oo Shaki la geliyey Xaaladiisa Caafimaad Muddo todobaad oo Goob Fagaare ka soo muuqday + Sawiro
Abiy Axmed oo Shaki la geliyey Xaaladiisa Caafimaad Muddo todobaad oo Goob Fagaare ka soo muuqday
Abiy Axmed
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa markii ugu horreysay muddo maalmo ah ...
Thursday, January 28, 2021
-
Daawo:Hogaanka Dhaqameedka Beelaha Madhibaan oo Si mug leh u soo dhaweeyay Qaraar ka soo yeedhay Hogaanka Xisbiyada S/land
Daawo:Hogaanka Dhaqameedka Beelaha Madhibaan oo Si mug leh u soo dhaweeyay Qaraar ka soo yeedhay Hogaanka Xisbiyada S/land
...
Thursday, January 28, 2021
« Previous Page — Next Page »