-
Maamulka Degmada Wajaale Oo Damacsan In Ay Si Hoose Ugu Fasaxaan Gudoomiyaha SAGALJET Cabdi Yuusuf Aar Oo Madaxtooyada Awood Ka Haystata Kooto Loogu Xidho Xamaalka Khudaarta Itoobiya Ka Timaada
Wajaale(Berberatoday.com)--Gaadiidlayda Iyo Muruq maalka ka Xoogsada khudaarka laga keeno dalka itoobiya ee Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale ayaa mudooyinkii udanbeeyay ka Cabanayay ganacsade Cabdi Yuusuf Aar oo shuraako la ah Ga...
Wednesday, January 27, 2021
-
Musharax Hore Ushaaciyay Inuu Utartamayo Xildhibaanada Golaha Deeganka Berbera Oo Shaaciyay Inuu Tanaasulay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Musharax Hore Ushaaciyay Inuu Utartamayo Xildhibaanada Golaha Deeganka Berbera Oo Shaaciyay Inuu Tanaasulay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/m83NAHuKFUo
Berberat...
Tuesday, January 26, 2021
-
Cali Guray Musharaxa Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil OO Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xaflada Shaacintiisa”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Cali Guray Musharaxa Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil OO Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xaflada Shaacintiisa"Daawo Muuqal
https://youtu.be/WYYAmbGTIOg
&nb...
Tuesday, January 26, 2021
-
39 Guurada Dilkii Korneyl Cabdillaahi Xaaji Saciid 27 January 1982: Dhinbiishii Hurisay Halgankii Hubeysnaa Ee SNM
Maalin Arbaca ahayd 27kii Bishii Jenweri 1982kii waxaa si waxashnimo ahayd uu General Maxamed xaashi Gaanni oo dad qalkii Maxamed siyaad Barre ay isku reer Ahaayeen uu ugu Dilay Meesha la yidhaahdo Dharkayn-geenyo oo ka Tirsan G...
Tuesday, January 26, 2021
-
Gudoomiye Kuxgeenka Xisbiga Ucid Siciid Cumar Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Qaabkay Xisbi Ahaan Usoo Xulaan Musharixiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiye Kuxgeenka Xisbiga Ucid Siciid Cumar Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Qaabkay Xisbi Ahaan Usoo Xulaan Musharixiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka"Daawo Muuqal
https://youtu.be/s44VvCShHQ4
&nbs...
Tuesday, January 26, 2021
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kawaramay Dhibaatadii Dawladii Maxamed Siyaad Bare Ugeystay Shacabka Somaliland Iyo In Dadka Duhurka Guryaha Lagu Xereyn Jiray”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kawaramay Dhibaatadii Dawladii Maxamed Siyaad Bare Ugeystay Shacabka Somaliland Iyo In Dadka Duhurka Guryaha Lagu Xereyn Jiray"Daawo Muuqal
https://youtu.be/YkQ-n4gZT-M...
Tuesday, January 26, 2021
-
Kuwit”Raysal Wasaare Hore Isku Casilay Oo Mar Kale La Magacaabay
Kuwayt(Berberatoday.com)-Amiirka dalka Kuwayt ayaa mar kale raysal wasaare u magacaabay Shiikh Sabaax Al-Khaalid
Amiirka dalka Kuwayt Nawaaf Al-Axmad Al-Jaabir ayaa maanta oo Isniin ah dib ugu magacaabay Raysal wasaaraha dalk...
Tuesday, January 26, 2021
-
Cali Guray Musharax Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil Oo Xaflad Shaacina Berbera Loogu Sameeyay Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kasoo Qeyb Galay”Daawo Muuqal
Berberatoday.com)-Cali Guray Musharax Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil Oo Xaflad Shaacina Berbera Loogu Sameeyay Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kasoo Qeyb Galay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/-2KpMUz_F-Q
...
Tuesday, January 26, 2021
-
Wargeys Helay Xoggo La Yaab Leh Oo Ku Saabsan Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Ka Mid Ahaa Ciidankii Ay Soomaaliya Tababarka Ugu Dirtay Erateriya Ee Nolol Iyo Geeri Loo Kala Saari La’yahay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Tan iyo markii ay soo ifbaxday wararka la isla dhex marayo ee ku saabsan Dhalliyaro Soomaali ah oo Dawladda Soomaaliya tababar ugu dirtay Dalka Erateriya oo qayb ka noqday dagaalkii Dawladda Itoobiya ku ...
Tuesday, January 26, 2021
-
Dawlada Federalka Somaliya Oo Fasaxday Keenista Qaadka Muqdisho”Daawo Muuqalka Masuul Ka Hadlay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawlada Federalka Somaliya Oo Fasaxday Keenista Qaadka Muqdisho"Daawo Muuqalka Masuul Ka Hadlay
https://youtu.be/TF6sLkbnyQ8
Berberatoday.com...
Tuesday, January 26, 2021
« Previous Page — Next Page »