|
Warar
-
Taliyaha Ciidanka Itoobiya Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Ee Xuduudka Udhexeeya Sudan Iyo Gobolka Tigrey.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka itoobiya ayaa ka hadlay xaalada nabadgalyo ee gobolka tigrey
Sidoo kale taliyaha ciidanka itoobiya ayaa ka hadlay xuduudka udhexeeya dalka suudaan isagoo dawlada suudaan ugu baaqa...
Saturday, January 23, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Golaha Guurtida Ka Dhiraandhirinaya Is Waafajinta Mudo Kordhintii Ay Golaha Wakiilada Usameeyeen Iyo Wakhtiga Ay Qabsoomida Doorashooyinka Golayaasha Cayimeen Komishanku
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa inuu u gudbiyo Golaha Guurtida Somaliland codsi la xidhiidha in ay is waafajiyaan muddo kordhintii 2 sanno ahayd ee ay sa...
Saturday, January 23, 2021
-
Cabdikariim Axmed Mooge; “Waa Nin Odhaahdiisa Iyo Addinkiisu Is Leeyihiin, Filina Maayo Inuu Habeenkiina Daan Yahay Dharaartiina, Dadka Oo Dhan..”Abwaan Weedhsame. “
“Reerka Uu Yahay Ha ku Mashquuline, Ruuxa Uu Yahay Iyo Riyada Uu Rabo Inuu Rumeeyo, Ka Hadal”Abwaan Weedhsame.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “weedhsame” Oo kamid ah hal abuurka dhalinyarada ah...
Saturday, January 23, 2021
-
Duuliye Sare Oo Ka Waramay Dhacdooyin Qarsoonaa 33-Sanno Ay Kamid Yihiin Xasuuqii Burco Loogu Geystay Ganacsadayaashii Reer Somaliland Iyo Diyaaradii Uu Waday Uu Jabuuti Ula Goostay
https://youtu.be/EIU057bwStk...
Friday, January 22, 2021
-
Xoggo Laga Helay Dhalinyarada Ku Leeday Dagaalkii Tigree
Tiradeenu waxay ahayd 3,000 hadana wax nool waxaan ka arkay 180 dhaawac oo anigu aan ku jiro!
Waxa ila soo xariiray dad badan oo isugu jira ehel iyo asxaab, sanad ka horna caruurtooda dalka Eratareeya loo qaaday nolol iyo g...
Friday, January 22, 2021
-
Biden Oo Bilaabay Wax Ka Beddelka Siyaasadihii Donald Trump
Washington(Berberatoday.com)-Joe Biden oo shalay loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha 46 aad ee Mareyakanka ayaa saacado un kadib dhaartiisa saxeexay wareegtooyin madaxaweyne oo uu ku laalay wareegtooyin hore uu u dhaqangaliyay M...
Friday, January 22, 2021
-
Itoobiya Oo War Kasoo Saartay Askarta Soomaalida Ee La Sheegay Inay Ka Dagaalameen Tigray
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa maanta beenisay in ciidamo Soomaali ah ay ciidamadeeda kula garab dagaalameen gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas.
Arrintan ayaa timid kadib markii guddiga arrimaha dibedda e...
Friday, January 22, 2021
-
Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Wax Ka Bedel Ku Sameysay Qiimaha Lagu kala Qaadan Jiray Magta, Qoonta Iyo Meherka Dumarka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Sare JSL waxay soo saartay wareegto ujeedadeedu ku saabsan tahay wax ka bedel ay ku sameysay qiimaha Magta, Qoomaha iyo Meherka dumarka ee dacwadaha Maxkamaddaha soo gala waana sidan:-
1;...
Friday, January 22, 2021
-
Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Digtay In Ardayda Reer Somaliland Dib Ugu Laabtaan Gobolka Tigreega…
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa ka hadashay Hal Arday oo ka mid ah Arday reer Somaliland oo laga soo daad-gureeyay Magaalada Mekelle ee Gobolka Tigreega Itoobiya markii dagaalku ka ...
Friday, January 22, 2021
-
Siyaasi Ka Tirsan KULMIYE Oo Guurtida U Soo Jeediyey Inay Is-waafajiyaan Xilliga Loo Cayimay Doorashada Iyo Muddo-kordhintii Wakiillada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Ibraahim Madar oo ka tirsan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, xil wasiirnimana ka soo qabtay Xukuumaddii hore Axmed Siillaanyo, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku wajaahan qabsoomida...
Friday, January 22, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|